Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafiqiin

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafiqiin

Post by ina aadan »

Jimco, Abriil 12, 2013 (HOL) — Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa duhurnimadii maanta weerar ku qaaday mas’uul ka tirsanaa maamulka dowladda hoose ee degmada Baladweyne xili uu ku sii jeeday masjid ku yaala bartamaha magaalada Baladweyne.

Mas’uulka ay toogashada ku dilleen ciidamada Itoobiya oo lagu magacaabi jiray Cabdi Tuureey Axmed [Cabdi Gute] ayaa la sheegay in maalmihii ugu danbeeyayba ay ku raad joogeen, kadib markii sida wararku sheegayaan uu marar badan ku eedeeyay ciidamada Itoobiya ay ka geystaan magaalada falal ka dhan ah dadka rayidka ah.

Qof goob joog u ahaa dhacdada ayaa HOL u sheegay in rag ka tirsan ciidamada dowladda Itoobiya weerar ku qaadeen mas’uulka xilli uu ku soo dhawaa masjidka, laakiin markii uu darreemay billaabay in uu ku cararo gudaha masjidka oo markii danbe ay ku dhax toogteen.

Sidoo kale, waxaa weerarka uu dhaawac ka soo gaaray Sadax ruux oo rayid ah kuwaasoo ku jira gudaha majidka, waxaana hadda dhaawacooda lagu daweynayaa isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne.

Guddoomiyaha maamulka gobollka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo goor dhaw ka hadllay arinta ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan la xiriira weerarka, isaga oo sheegay in cidii lagu hello danbiga in ay ka danbeysay la horkeeno doono sharciga, isaga oo kormeeray dhaawaca ku jira isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne ee weerarka wax yeellada ka soo gaartay

Weerarka maanta ka dhacay bartamaha Masjidka magaalada Baladweyne ayaa argagax weyn ku abuuray dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne oo siweyn uga xumaaday falka weerarka ah ee lagu dillay mas’uulka ka tirsanaa maamulka dowladda hoose ee degmada Baladweyne.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by xiimaaya »

hahahhahahah this funny story..



Hawiya are either being rape by Uganda or Ethiopia :blessed:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by Hyperactive »

brother why you upset? what they did? if anything wa laso werarey.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by ina aadan »

aabihiin iyo adoontii idin dhashay.
Bal munaafaqada intaa le´eg day keenya waan ku jihaadayna itoobiyana xiitaa masjidka ha nagu layso.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by grandpakhalif »

ina adaan odaayasha daroodku waxay odhan jiray

Hawiye ceeb kama baqee, caydhbuu ka baqaa.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by ina aadan »

hyperactive wrote:brother why you upset? what they did? if anything wa laso werarey.
War waa jidhxu wuxu aan gaalad waxba dhaamin, nimankii aanu ka garab tagaalamaynay barigii cabdulaahi yuusuf baa hada ku odhan Raaskamboni iyo ogadenku wadanka gumaysi bay usoo wadaan, iyagiin xitaa masjidadii ba lagu laynayaa mana ka hadlayaan.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by ina aadan »

grandpakhalif wrote:ina adaan odaayasha daroodku waxay odhan jiray

Hawiye ceeb kama baqee, caydhbuu ka baqaa.
Waar wuxu waa ku ilaahi duleeyay walaahi, munaafaqadii ay ku dhaqmayeen baa banaanka usoo baxaysa maalin walba.
User avatar
SiennaEarth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2863
Joined: Mon Jan 07, 2013 4:28 am
Location: Inhale the good, exhale the bad!

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by SiennaEarth »

Looooooooooool niimankii Isaaq markey kaa so xoog badiyen aa hawiye osu dhigatey loooooool :pac: :pac: maskeen.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by ina aadan »

Euphoriia maxaad ka hadlaysaa ?
User avatar
Lionheart10
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 567
Joined: Tue Jan 15, 2013 11:56 am
Location: Realms of impossibility

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by Lionheart10 »

lol fockin sheegato. Why are you involved in this shit. It has nothing to do with you.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by ina aadan »

Lionheart10 wrote:lol fockin sheegato. Why are you involved in this shit. It has nothing to do with you.
:mindblown:
User avatar
SiennaEarth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2863
Joined: Mon Jan 07, 2013 4:28 am
Location: Inhale the good, exhale the bad!

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by SiennaEarth »

You've been dissed and shamed by siciid and his crew in the other thread and now Hawiye ayaa osuu jeesatey?
User avatar
Lionheart10
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 567
Joined: Tue Jan 15, 2013 11:56 am
Location: Realms of impossibility

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by Lionheart10 »

kaxaabadhaan euphoria la daho claiming beesha while getting involved in such affairs, fockin Bantu untouchable from Jilib.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by Nomand »

so you are upset about hutus not talking about hutus being killed by ethiopians but keep mentioning kenyans?

get with the time nigga ; ethoipains, burundi, ugandans are our muslims brothers and have been so since abdullahi yusuf left.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Hawiye Caqli Adoon Nacal idinku yaal Munaafiqiin Munaafi

Post by Rightwing »

Title Is Misleading!
Someone was allegedly killed by Ethiopian troop, The governor vowed an investigation. That was all.

Isu nacamleyn and generalizing on Hawiye has nothing to do with ina aadan article.



Le justicier
rw
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”