This time the supreme elders of the Kastuumo Seeg community holed up in dark dusty Taleex village begging the Somalia government not to talk to Somaliland
their owners about certain topics.
Aslong as the great Idoor is alive you will die with anger and envy, ciil ayaad ku dhimaan doontiin kuligiin.
uqdada iska saar saciid you and your people seem molested oo wax tirsanaya
beesha daarood is operating in 100 different fronts, I promise you we will deal with you
libin bu raba in uu sheegto sida lo sheegtena mana yaqaan, ma xiiniyo xaabsade iyo fuaad caden ba lugu faana, allow alle
Don't you have poor Gedo to free from Al shabab? Talk about misplaced priorities. Darood is the epitome of cuqdad from young to old siidi daad
la fara xumeeyay. It must suck to be occupied in Kenya, Ethiopia, Somaliland and Somalia. Meelkasta, waligiin ciil ayaad ku noolan doontiin.
They found this time general shaqales office in hargeisa
Taliyaha Ciidamada Millatariga Somaliland oo sheegay in Ciidammo Maamulka Khaatumo kasoo goostay ay kusoo biireen
Jimco, Abriil 12, 2013 (HOL) — Taliyaha ciidamada Militariga Somaliland Gen: Ismaaciil Shaqalle ayaa sheegay in ciidamo gaadiid tikniko wata ka soo goosteen maamulka Khaatumo, kuwaas oo ku soo biiray ciidamadda Somaliland.
“Waxaa shalay galab kasoo goostay kooxda nabad diidka ah ciidan watay hal gaadhi oo tikniko ah oo ay saaran yihiin 14 askari, ka dib markii ay ogaadeen in aanay kooxdaasi waxba u haynin ummadana halaag iyo baaba u horseedayaan ayey ku soo biireen fadhiisiinka ciidanka militariga ee aaga Ganbadha”ayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay taliska guud ee ciidanka Militariga Somaliland oo ka hadlay ciidankaasi ku soo biiray, waxaanu taliyuhu sheegay inay si fiican usoo dhoweeyeen.
Taliyeyaasha fadhiisinka Gambadha ee gobolka Sool, ayaa soo dhoweeyey ciidankan, isla markaana sheegay inay ka mid noqon doonaan ciidanka Militariga Somaliland.
Dhinaca kale, wali ilaa hadda kama ay hadal khaatumo ciidankaas ka soo goostay iyo sababta uga yimaadeentoonna.