President of Somalia supports 6 region state for southern So

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

President of Somalia supports 6 region state for southern So

Post by grandpakhalif »

DHAGEYSO COD: Madaxweyne Xasan Culusoow oo Taageeray Maamul-Goboleed 6 Gobol ah ee laga wada Baydhabo

Odayaasha dhaqanka bay iyo bakool ayaa sheegay inay ku jiraan qabanqaabada shir la rabo in lagu dhiso Maamul goboleed loogu magac daray Koonfur-Galbeed Soomaaliya.
AFhayeenka odayaasha Dhaqanka ee bay iyo bakool Malaaq Yacquub Deerow ayaa caddeeyey inay arrinkan kuwada socdaan Madaxweyne Culusoow iyo Guddoomiye Jawaari warqadna ay ka wataan labadoodaba ogolaansho ka haystaan maamulka 6 Gobol ee Koonfur Galbeed.
Wuxuu Malaaqa sheegay in Garbaharrey aan suurubi karin in laga xukumo magaalada Kismaayo, isagoo uu Malaaqu ku sababeeyay in Garbaharrey ay u dhow dahay Baydhabo oo ay haboon tahay in Baydhabo laga xukumo.
Malaaq Deeroow ayaa sheegay iminka inay soconayso qaban qaabada Shirka wuxuna xusay wajiga koowaad ee shirkaasi inuu bilaaban dono 20 Bishan April ee aynu ku jirno.
Arrintaan ayaa imaanayso iyadoo la wado in dhowaan la yagleelo maamulka Jubbaland State ee sida aadka uu uga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Gurguurte iyo Xukuumaddisa .

http://puntlandi.com/dhageyso-cod-madax ... -baydhabo/
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by metamorphosis »

Lmao reporters calling him gurguurte! Thats unprofessional and did the president forget thay it will be Buale that will be the capital which is closer to garbaharay than baydhabo.
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by Kafkaesque »

He's making the case that Gedo should governed from Baidoa given that it's closer to it than Kismayo. But there's a tribal element, given that Gedo is partly populated by his clan.

I think Gedo (partly) is proving itself very progressive when it defies its own supreme Ugaas to side with the opposition to Jubbaland. I can't remember the time a clan defied its own traditional leader like this.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by AbkoowDhiblaawe »

:blessed:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by grandpakhalif »

metamorphosis wrote:Lmao reporters calling him gurguurte! Thats unprofessional and did the president forget thay it will be Buale that will be the capital which is closer to garbaharay than baydhabo.
Bro, this will be a huge state compromising bay,bakool,jubbadahoose,jubbada dhexe,gedo and shabeelaha hoose, their will be huge conference in baidoa April 20 and the delegations are slowly starting to arrive. ergooyinka shrika koonfur galbeed aya hada imaan dhow.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by SultanOrder »

Kafkaesque wrote:He's making the case that Gedo should governed from Baidoa given that it's closer to it than Kismayo. But there's a tribal element, given that Gedo is partly populated by his clan.

I think Gedo (partly) is proving itself very progressive when it defies its own supreme Ugaas to side with the opposition to Jubbaland. I can't remember the time a clan defied its own traditional leader like this.
:lol: :lol: :lol:

The Ugaas is not a ruler, but a traditional representative whose main purpose is xasilooni iyo nabad. They do not rule, nor do they govern, nor do they have armies, and nor are their opinions binding. So where do you get this idea that a maamul is beholden to an Ugaas?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by grandpakhalif »

Dadweynaha Shacabka Gedo oo diiday inay Jubbaland ku biiraan

Ra’iisalwasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta maamul Kumeel gaar ah oo lix bilood qaadan doona gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Somaliya.

Dr Saacid ayaa tan iyo shalay markii ay gaareen Garbahaarey waxay kulamo kala duwan la qaadanayeen qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan gobolka Gedo iyo maamulkii halkaasi ka jiray iyagoo wafdiga ra’iisalwasaaraha ka dhageysteen dadka kulamada ay la qaateen baahidooda ay tirsanayaan.

Kadib kulmadaasi ayaa waxaa kasoo baxay in maamul KMG ah ay dadkaasi dalbadaan in loo sameeyo iyadoo Dr Saacid oo ku xumeynaya wixii kismaayo kala soo kulmayna dib u eegaya ayaa ku dhawaaqay maamul KMG ah waxaana gudoomiye looga dhigay Maxamed Cabdi Kaliil oo hore xilkaasi hayey.

Dadka ku dhaqan Gedo deegaanadeeda kala duwan ayaa si diiran waxay usoo dhaweeyeen maamulkaasi ra’iisalwasaaraha uu umagacaabay waxaana la hadal hayaa Jubbaland iyo kali ahaanshaha labada Jubba.

Xukuumada Somaliya ayaa waxay sheegeysaa inay ku guuleystay maamul KMG ah oo lix bilood shaqeyn doona in looga dhawaaqay magaalada Garbahaarey oo xarunta gobolka Gedo waana maamulkii Seddexaad oo Dawlada Magacawdo iyadoo hore Gobolka Bay loo magacaabay maamul cusub.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by metamorphosis »

grandpakhalif wrote:
metamorphosis wrote:Lmao reporters calling him gurguurte! Thats unprofessional and did the president forget thay it will be Buale that will be the capital which is closer to garbaharay than baydhabo.
Bro, this will be a huge state compromising bay,bakool,jubbadahoose,jubbada dhexe,gedo and shabeelaha hoose, their will be huge conference in baidoa April 20 and the delegations are slowly starting to arrive. ergooyinka shrika koonfur galbeed aya hada imaan dhow.
Grandpa I dont know about you but this seems like something even kids would not entertain. As far as I know the two jubbas will not join this preposterous idea. The locals decide what they want and the locals of jubbaland seem pretty content with gedo and the two jubbas. Bay and the two shabeele can join to form their own entity.


Moreover garbaharay beinge ruled from baydhabo sounds really offensive because garboharay can rule itself.

If he thinks because of proximity garbaharay should be ruled from baydhabo then by the same token I think afmadoow should be ruled from buale because of proxmity. Just how stupid is this guy? Why does he think kismaayo will be ruled from baydhabo? :mindblown: He needs political advisors wallahi because he keeps shooting himself in the foot.
User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by Guul13 »

SouthWestern State will be dominated wholly by D&M, I don't see how this is appealing to Marehan but to each their own. :?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by grandpakhalif »

Wafti ka socda UNPOS oo Maanta gaaray Baydhabo kana hadlay Qorshaha Maamulka loogu samaynayo Koonfur galbeed
Wafdiga ka socdey Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobey (UNPOS) ee maanta Baydhabo yimid waxaa ay u jeedadooda ku sheegeen in ay tahay sidii ay u ogaan lahayeen xaalada Gobalka iyo halka ay marayaan qorshaha maamul u sameynta Gobalada Koonfur Galbeed.

Waxaa ay sheegeen in ay si weyn u taageerayaan arimaha Baydhabo ka socda ee Maamul Gobaleedka loogu sameynayo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxaa ay la kulmeen marka ay Baydhabo soo saageen Maamulkas Gobalka Baay, Odayaasha dhaqanka iyo Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobalada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sarkaalka Wafdigan Baydhabo yimid hogaaminayey Mr Sanday Ojoje waxaa uu balan qaadey in UNPOS ay siweyn u taageersantahay qorshaha maamul u sameynta Gobalada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo sida Odayaasha dhaqanka iyo Gudiga Farsamada Maamul ee Maamul u sameynta Koonfur Galbeed ku howlan ay sheegeen in dabayaaqada bishan Apriil Baydhabo uu ka furmi doono Ergooyinkii ka qeyb gali lahaana Shirka Baydhabona ay dhawqaan Baydhabo imaan doonaan.

HALKAAN KA DHAGAYSO: http://saadaalnews.com/wafti-ka-socda-u ... -baydhabo/

Koonfur galbeed is a reality qofna joojin mayno.
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by Kafkaesque »

Perfect_Order wrote:
Kafkaesque wrote:He's making the case that Gedo should governed from Baidoa given that it's closer to it than Kismayo. But there's a tribal element, given that Gedo is partly populated by his clan.

I think Gedo (partly) is proving itself very progressive when it defies its own supreme Ugaas to side with the opposition to Jubbaland. I can't remember the time a clan defied its own traditional leader like this.
:lol: :lol: :lol:

The Ugaas is not a ruler, but a traditional representative whose main purpose is xasilooni iyo nabad. They do not rule, nor do they govern, nor do they have armies, and nor are their opinions binding. So where do you get this idea that a maamul is beholden to an Ugaas?
Not an Ugaas, the Ugaas. It shows deep infighting within the camp if the actions of an Ugaas is opposed. He has no official powers but a traditional leader holds sway in what they do, I mean, what is their purpose if not to act as a symbolic leadership?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President of Somalia supports 6 region state for souther

Post by grandpakhalif »

Imagine going from Baydhabo to Kismaayo under one state, may Allah unite these gobols and expand Koonfur galbeed :D :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”