Waxaa ay bahda Somalistate.com halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyskii, qarabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday, Alle ha naxariisto e, Aadan Waris. Marxuunka oo kamid ah saraakiishii ciidamada Soomaaliya ayaa ku noola DDSI tan iyo intii uu dhacay dagaalkii sokeeyey ee Soomaaliya.
Marxuun Adan Waris ayaa kamid ahaa dadka tirade yar ee xilli hore bilaabay u ololeynta nabada DDSI isaga oo hawshaas xilli badan galiyey.
Waxaa aan mar kale marxuunka Illahay uga baryeyna in uu naxariistiisa aakhiro siiyo; dhamaan dadkii oo ka tagayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin.
Marxuunka ayaa shalay lagu aasay qabuuraha magaalada Jigjjiga.
GEERIDU WAA XAQ....
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: GEERIDU WAA XAQ....
Ilahayow u naxariiso Mujaahidka galbaday.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: GEERIDU WAA XAQ....
Ilahayow u naxariiso Mujaahid Aadan Waris.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post