















Moderator: Moderators
Waaqdery waa buuro caana weeyan sxbxaliye123 wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Ilahii ina siiyaya ayaa ku mahadle.
Lakin Gol bay iila egtahay inader armayna buur ahayn meeshu.
Anigaba sidaasay iila ekaatay sxb ama laag.FarIyoAlif wrote:War waqderi sow may ahayn tog?
Somali meeshii dhulka ka yara dheerba waxay dhahaan waa buur sida buurta faanta weyne