Page 1 of 1

all you broke Faraaxs soo gala!

Posted: Sun Apr 14, 2013 7:02 pm
by ManD333q

bal amuurtan eega amarkan iyo yaabkan adhigii xaraashayoo awr baa ka joogee bal amuurtan eega, irbad iyo dabqaadka ehelkaan ka qaaday ,ahooy sariirta waan so amaahday, daawaha laftiisa dadka isiiyey hadii ay nin doontana aniga u jooga , iyaduna alaabta iga badal bay ileedahay, bal amuurtan eega.
idinka iyo alqabanka dirqi bana ku iibshay , islaan i ayeeya mooyaha ii ilowday,dacaska iyo ma fiiqdana dirqaan ku keenay bal amuurtan eega,
Mayor of M and the likes don't get married or you'll end up like this :lol:

Re: all you broke Faraaxs soo gala!

Posted: Sun Apr 14, 2013 7:25 pm
by DR-YALAXOOW
mandeeq af soomaaliga si fiican ayaad u taqaanaa. walaahi waxaad qortay ayaan fahmay maahinee maanta oo dhan hadii aan dhageysanayaa odaygan waxaan kaliya ka fahmi lahaa waa" bal amuurtaan eega"" anyway. adiga maandeeq ma waxaad jeclaan laheeyd ninkaaga inuu alaabta kaa badalo mar waliba oo aad wixii yaraa ee sida dirqiga ah dhibta lagu keenay aad tuurto oo aadan u nixin dhaqaalaha qooyska?? thats xaasidnimo from you xaliimoos...

anyway probably if your not sill married , your future faraax will be probably a broke one... laakiiin guurka sidiisuba nowadays waa 2 way. ninka iyo naagta waa inay wax isku darsadaan oo adigana aad wax ka baxsataa guurka iyo guriga lacagta ku baxeyso..

Re: all you broke Faraaxs soo gala!

Posted: Mon Apr 15, 2013 11:41 am
by salool
lool@ islaan ayeeyo ah mooyaha ilowday, :lol: funny song.I never heard it before thanx for posting it M.

Re: all you broke Faraaxs soo gala!

Posted: Mon Apr 15, 2013 8:07 pm
by ManD333q
@yalaxoow, most of what he said was easily understandable but I just copied that from some comment on youtube .
LOL@ your future faraax would be broke' why u think that..habaarka nagadaa :whoa:

Re: all you broke Faraaxs soo gala!

Posted: Mon Apr 15, 2013 8:08 pm
by ManD333q
salool wrote:lool@ islaan ayeeyo ah mooyaha ilowday, :lol: funny song.I never heard it before thanx for posting it M.
LOOOL wallahi that guy is soo funny :lol: :lol: u wlc