Page 1 of 1

BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 5:13 pm
by grandpakhalif
Image

Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayay warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegay in weerarradii lagu qaaday magaalada Boston ee gobolka Massachusets ay ku dileen 2-qof oo isugu jiray labo qarax uuna weerarkoodu ahaa mid ku dhammaaday guul.

Sidoo kale, afhayeenka Al-shabab wuxuu sheegay in kooxda Al-Qaciida aya Al shabab caawiyey

“Weerarkan wuxuu ahaa mid lagu beegsaday dalka Maraykanka iyo Salabiinta dhan, wa guul weyn" ayuu hadalkiisa raaciyay.

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkan ayaa sheegtay inay soo abaabushay Al-shabaab, waxaana wasiirka arrimaha gudaha uu sheegay in dowlada Somalia ka arsayn doona wareerkan lagu beegsaday dalka Marayanka.

Re: BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 5:19 pm
by DR-YALAXOOW
probably waxaa ka danbeeya saaxiibadiis wahaabiyada carabta ee ku dhuunta buuraha afghanistan ee ka danbeeyey qarixii sanadkii 2001.. marka Cali dheere aka CALI URAAAYE nacaladi haku dhacdee wuu ku farxayaaa xasuuqa shacab aan waxba galabsan siduu shalay ugu xasuuqay MAXKAMADA SARE XAFIISKEEDA MAGAALADA MOGADISHU dad baddan oo aaan waxba galabsan..

wahaabiyada waa cancer whit in islam waa la lala dagaalamaa sidii loo tirtiri lahaa madhabtaas ku dhisan xasuuqa.

Re: BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 5:52 pm
by eliteSomali
This irrelevant attention seeking nigger maxaa beenta ku wata. Boston haduu imaado wallahi in guantanmo loo diri.

Re: BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 5:57 pm
by Shirib
LMAO, your Somali has improved GK

Re: BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 5:57 pm
by Shirib
yalaxoow and elite, you have been trolled

Re: BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 5:59 pm
by Cunaaye25
War uleeen Ina Adeerkey Granpa.

Sheekh Google ayaan waydiiyey. waxna kama jiraan waxaad qortey. ina adeerow maxaa beenta kugu wata.
Ma afar qoble baa USA u dhaaran kara. Ciida Gaalgaduud siduu ugu socdey baa kabaha ka dhamaadey.

Re: BREAKIGN NEWS: AL SHABAB OO QARXAY BOSTON

Posted: Mon Apr 15, 2013 6:06 pm
by grandpakhalif
Shirib wrote:yalaxoow and elite, you have been trolled
:lol: The art of trolling is a fine art indeed.