Page 1 of 1

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho TACSI

Posted: Tue Apr 16, 2013 12:32 pm
by 1moonlight
Walaalayaal haloo soo Tacsiyeeyo dadkii ku geeriyooday Qaraxii Maxkamadda.

waxaa ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxaas wiil aan ehel nahay oo aan sxb qaali ah aheeyn oo waligeey isoo kacan qaban jiray ilaaheey jANADA HA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

waa arin aad u naxdin badan muqaalkiisa video ga ayaan ka dhex arkay aad ayaan u xanaaqsanahay oo maantay hadii aan ogaan lahaa ninka dilay qoladiisa 5 wiil ayaan ka dili lahaa walaahi.

Ilaaheey ha u Naxa riisto walaalkeey Jano ayaan ilaaheey uga baryayaa AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI.

la ilaha illallah muhammadur rasulullah


Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 12:44 pm
by AhlulbaytSoldier
AUN

Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 12:47 pm
by Kafkaesque
AUN

Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 2:15 pm
by Xiis1928
AUN!

Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 2:16 pm
by quark
AUN

Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 2:17 pm
by Rabshoole
AHUN

Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 2:18 pm
by Magnusomalius
Ahun

Re: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Qaraxii Muqdisho T

Posted: Tue Apr 16, 2013 2:19 pm
by AbkoowDhiblaawe
aun :(