Wararka naga soo gaarayo caasimadda Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa sheegayo in Raysulwasaaraha Somalia Cabdi Faarax shirdoon 'Saacid' goordhow qabtay shir jaraaid kaaso uu kaga dhawaaqay inuu xilka iska casilay. Lama oga sababaha rasmiga ee ka danbeysa iscasiladda laakin warar beryahan la isla dhexmarayeey ayaa sheegayo in Raysulwasaare Saacid iyo madaxweyne Hassan sheikh Mohamud ay kala dhaxeysay khilaaf aad uu ba'an kaaso salka ku haya maamul uu sameynta Jubbaland.
Wixii faah-faahin ah kala kala socda webka Allgedo.com
Cabdi Faarax, Muqdisho/Soomaaliya.
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

