Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Kismaayo (AGGM): Magaalada Kismaayo waxaa saaka shir jaraaiid ku qabtey mid ka mid ah beelaha dega gobollada Jubnooyinka, halkaas oo ay ku soo bandhigeen musharaxa yaga qeybgalaya tartanka doorashada madaxtinimada ee maamul la damacsan yahay in degaanadaasi loo sameeyo.
Guddi ka kooban odayaasha dhaqanka ayaa u soo xushey Ahmed Mohamed Islan oo loo yaqaano Ahmed Madobe inuu noqdo musharaxa beesha uga qeybgalaya tartanka, meeshana ka saarey musharixiin kale oo isla beeshaasi ka soo jeedda oo tartanka ku jirey.
Hase ahaatee waxaa arintaas aad uga carooday qaar ka mid ah odayaashii ka qeyb galay shirkaas iyo musharaxiinta meesha laga saaray oo ay ka mid ahaayeen. Prof. Maxamed Cabdi Gaandhi iyo Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo xusay in go’aanka ay soo saareen odayaasha kale uu yahay mid cadaalad daro ah oo la isku ogeyn.
Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah musharaxiintau taagan xilka madaxweynaha Juballand ayaa sheegay in Axmed Madoobe oo adeegsanaya awooda ciidan ee uu ku heysto Kismaayo uu ku cadaadiyey odayaasha qaarkood iney isaga musharaxa beesha u doortaan.
“Arintan waa mid afduub ah oo aan shaqeynenin, waana cadaalad daro, waxayna noqoneysaa in la yiraahdo ninkii qori wata ha taliyo inta kalena xuquuq ma laha, waana lag soo gudbay taas, musharaxnimada aan u taaganahayna kama laabaneyno” ayuu intaa ku daray Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul.
Maalmaha soo socda ayaa lagu wada inuu marxalad cusub galo shirka maamul sameynta Jubba-land ee ka socda Kismaayo kaasoo la filayo in loo wareejiyo garoonka dayuuradaha Kismaayo oo 500 ergo ay ku dooran doonaan madaxweyne uu yeesho maamulka cusub, iyadoo arintana ay ku soo aadeyso xilli dowlada Somalia ay horey ugu gacan seyrtay shirkaas.

Last edited by grandpakhalif on Thu Apr 18, 2013 3:56 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Axmed Madoobe forced Absame elders to vote for him
Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Isaga Baxay Shirka Kismaayo.
Muqdisho (Ramaas) Apr.18, 2013 - Siyaasiyiin iyo Waxgarad ayaa waxa ay isaga Bexeen Shirka Kismaayo Kuwaasi oo sheegay in ay soconayaan Qorsho Ladoonayo in Dowladda Norway Loogu Fududeeyo Ceelal Shidaal oo Ku yaalla Magaaladaasi Kismaayo.
Aqoonyahanadaan iyo Siyaasiyiintaan Isaga baxay Shirka Kismaayo Ka soconaya ee Maamul Goboleedka Loogu dhisayo Gobollada Jubbooyinka oo dib ugu soo Laabtay Muqdisho ayaa Faah faahin Ka bixiyay Sababaha ay isaga soo Bexeen Shirkaasi.
Siyaasiyiintaan iyo Waxgaradkaan ayaa waxa ay Sheegeen in Shirka Kismaayo uu yahay Mid aanay u dhameen ugu horeyn dadka dada dega Gobollada Jubbooyinka dad dana Gaara kaleh Gobolladaasi Jubbooyinkana ay wataan.
Dowladda Kenya iyo Maamuulka Raaskaambooni ayaa waxa ay ku eedeeyeen in ay qorsheenayaan in dowladda Norway ay u gacan Geliyaan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo si Ceel Shidaalyo ku yaalla Gobolladaasi ay uga qodato halkaasi iyagoo Carabka ku dhuftay in qorshahaasi uu Saxiixay Ra’isal Wasaarihii KMG ahaa Cabdi Weli Max’ed Cali Gaas sida ay hadalka u dhigeen.
Max’ed Cali Xuseen oo ka mid ah Aqoonyahannadii Isaga baxay Shirka ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed uu uga digayo Shirkaasi dhibaato uu u horseedi karo Masiirka dalka sida uu yiri.
Dhawaan ayaa Shirka Kismaayo waxaa lagu Go’aamiyay in Mid ka mid ah Beelaha Dega Jubbooyinka uu U sharaxanyahay Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe ) taasina waxa ay dhalisay in Khilaaf Xoogan uu soo kala dhex Galo Musharaxiinta Kala duwan ee u tagan qabashada Hoggaanka Maamulka Loo dhisayo Jubbooyinka.
Shalay ayaa waxaa Shir Jara’id Ku qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Siyaasiga Max’ed Cabdi Gaandi oo Horay Xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladihii KMG ahaa waxaana eedeyn kulul uu u jeediyay Mid ka mid ah Odayaal Dhaqameedyada kasoo Jeeda Beelaha Dega Jubbooyinka ayna ka go’an tahay in uu Noqdo Musharrax u taagan qabashada Hoggaanka Maamulka Jubbooyinka.

Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Sheekh Shakuul meets Beesha Sade Elders to complain about the injustice going on in the election in Kismaayo:
Musharaxa u taagan Qabashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State Sheekh Maxamed Ibrahim (Shakuul) oo maalmihii ugu danbeeyay olole uu ugu diyaar garoobayo doorashada Madaxwaynaha Maamulkaasi ka waday Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah beelaha daga deegaanada Jubbooyinka.
Sheekh Maxamed Ibrahim Shakuul ayaa la kulmay qaar kamid ah beelaha daga Jubbooyinka wuxuuna sheekhu kala hadlayay sidii ay codkooda u siin lahaayeen xiliga doorashada, isagoona u balan qaaday inuu wax badan ka qaban doono dhinacyada kala duwan ee adeegyada Bulshada sida, Caafimaad, Waxbarashada, Siyaasada iyo dhaqaalaha, hadii loo doorto Madaxwaynaha Maamulkaasi Jubbaland.
Beelaha uu la kulmay Musharax Sheekh Maxamed Ibrahim Shakuul ayaa waxaa kamid ah Beesha Sade isagoona ka codsaday inay siiyaan codkaada.
Sheekh Maxamed ayaa la kulmay Beelaha kala ah, Baajuun, Wardeey, Biyomaal, Dir-koonfureed,Sheekhaal,Jareer, Xawaadle, Gugundhabe, iyo beelo kale oo kamid tahay Beesha Sade.
Kulanka kadib ayuu Waraysi gaar ah siiyay Saadaal Media wuxuna faah faahin ka bixiyay Beelihii uu la kulmay iyo waxyaabihii ay isla soo qaadeen.
Sheekh Shakuul sends strong words to warlord Madoobe and his injustice:

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
If they were smart they would listen to Shakuul but alas they are not of the intelligent breed!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
hope sade give shakul their votes.grandpakhalif wrote:If they were smart they would listen to Shakuul but alas they are not of the intelligent breed!

Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Granpa of Magdalene is having a mental breakdown due to Absame 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

nothing will come out of this so called conference, we have 1200 delegates and apparently 800 of them are MJs from puntland.
beesahe sade is against this, government is against this, local tribes are against this.
beesha sade is for power sharing based on districts, the goverment is also for power sharing based on districts. jubbaland has 14 districts and 7 of them are in gedo with marehan majority. marehan is also majority in kismaayo districts.
beesha absame is only majority in afmadow. and harti has nothing.

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Nomad really if you were the majority you wouldn't waste your time in moqdishu and calacal like a little dhoocil.
-
- Posts: 4
- Joined: Mon Apr 15, 2013 2:48 am
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
This fokin Cagdheer refugees fled their homes for tribes 10 times smaller than them and now they want to crowd themselves in Kismayo. I have no respect for these fokin refugee and nomadic gypsies.
Tigray robbed their oil, land and women in a bright day light.
Kikuyus did the same.
Before coming to Kismayo at least bring your women with you not 5000 adoon masters and one hyena looking ex-al Shabab thug.
Meanwhile this is the truth about their native home:
Under Darkness in the Somali Region of Ethiopia
by GRAHAM PEEBLES
No matter how tightly truth is tied down, confined and suffocated, she slowly escapes. Seeping out through cracks and openings large and small, illuminating all, revealing the grime and shame, that cowers in the shadows.
The arid Somali (or Ogaden) region of Ethiopia, home to some 5 million ethnic Somalis has been isolated from the world since 2005, when the government imposed a ban on all international media and most humanitarian groups from operating in the area. Human Rights Watch (HRW), report that the government, “has tried to stem the flow of information from the region. Some foreign journalists who have attempted to conduct independent investigations have been arrested and residents and witnesses have been threatened and detained in order to prevent them from speaking out“. Aid workers with the United Nations (UN), Medecines Sans Frontiers (MSF) and the International Committee of The Red Cross, plus journalists from a range of western papers, including The New York Times have all had staff expelled and/or detained, by the Ethiopian regime, which speaks of democracy yet does act not in accordance with its own liberal constitution and consistently violates international law, with total impunity.
Under the cover of media darkness together with donor country indifference, the Ethiopian government according to a host of human rights organisations, is committing wide-ranging human rights abuses that amount to war crimes and crimes against humanity. Serious accusations based on accounts relayed by refugees and interviews with Ogaden Somalis on the ground, thatgive, one fears, a hint only of the level of state criminality taking place in the troubled, largely ignored region. HRW, make clear the seriousness of the situation, stating that, “tens of thousands of ethnic Somali civilians living in eastern Ethiopia’s Somali Regional State are experiencing serious abuses… Ethiopian troops have forcibly displaced entire rural communities, ordering villagers to leave their homes within a few days or witness their houses being burnt down and possessions destroyed—and risk death.”
http://www.counterpunch.org/2013/04/19/ ... -ethiopia/
Bunch of homeless gypsies...they are refugees in Ethiopia, Kenya and Somalia. These adoon masters will abandon them tomorrow for the Marehans and Hawiye and it will be Utango 2.0

the difference between you and me is , i view the somali government as my government while you view the kenyan government as your government.MarsinQorahay wrote:Nomad really if you were the majority you wouldn't waste your time in moqdishu and calacal like a little dhoocil.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Inshallah the Youth will kill him 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Warlord Madoobe forced Absame elders to vote for him
Not really, the difference between me and you is that your a langaab and can't do anything about our conference than crying.Nomand wrote:the difference between you and me is , i view the somali government as my government while you view the kenyan government as your government.MarsinQorahay wrote:Nomad really if you were the majority you wouldn't waste your time in moqdishu and calacal like a little dhoocil.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1822 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 131 Replies
- 7068 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 14 Replies
- 1769 Views
-
Last post by Colonel
-
- 6 Replies
- 748 Views
-
Last post by TarTar
-
- 16 Replies
- 1838 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 2 Replies
- 730 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 6 Replies
- 866 Views
-
Last post by Caytame
-
- 8 Replies
- 1488 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 3 Replies
- 592 Views
-
Last post by bashe19
-
- 5 Replies
- 761 Views
-
Last post by Pureblood1