Page 1 of 1

Galmudug president Abdi Qaybdiid in Muqdisho ( VIDEO )

Posted: Mon Apr 22, 2013 2:23 pm
by 1moonlight
Wafdi baalaran oo uu horkacayo madaxwyenaha maamulka Galmudug ayaa booqday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya, wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo waxgarad, ganacsato Galmudug ka soo jeeda.

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo saxaafada la hadlay markii uu soogaray Muqdisho ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay in uu la kulmo madaxda dowladda Somaliya si xiriirka dowladda kala dhaxeeyo uu u xoogeeysto.

Sidoo kale Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid madaxwyenaha maamulka Galmudug ayaa sheegay in uu doonayo in uu la kulmo hay,addo caalami ah oo Muqdisho ka howlgala si ay adeegyada dalka ay ka hayaan ay u geeyaan deegaanada maamulka Galmudug.








Re: Galmudug president Abdi Qaybdiid in Muqdisho ( VIDEO )

Posted: Mon Apr 22, 2013 3:34 pm
by FarhanYare
ufiirso the faqash kids will hijack this thread any minute from now

Re: Galmudug president Abdi Qaybdiid in Muqdisho ( VIDEO )

Posted: Mon Apr 22, 2013 5:03 pm
by BigBreak
guul qeybdiid

Re: Galmudug president Abdi Qaybdiid in Muqdisho ( VIDEO )

Posted: Mon Apr 22, 2013 5:17 pm
by original dervish
Moryaan visiting moryaan.......big f**king deal. :D

Re: Galmudug president Abdi Qaybdiid in Muqdisho ( VIDEO )

Posted: Mon Apr 22, 2013 5:55 pm
by BigBreak
:tocry: still getting nightmares are we from xamar 1991 :lol:

Re: Galmudug president Abdi Qaybdiid in Muqdisho ( VIDEO )

Posted: Mon Apr 22, 2013 11:26 pm
by original dervish
Hargeisa 88 actually. :lol: