Breaking NEWS Bare Hirale with 10 ships and marines in Kisma
Posted: Thu Apr 25, 2013 2:13 am
Barre Hiraale oo wata Ciidamo Marines ah oo gudaha u galay Kismayo
Wararka naga soo garaya magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay tibaxayaan in manta Magaaalada Kismaayo ay soo garay Wasiirki hore ee Gashandhiga Somalia Col Barre Adan Shire Hiraale iyo Ciidamo u wato.
Col Barre Hiraale iyo Ciidamada u wato ayaa waxaay magaalada Kismaayo ku soo galeen si lama filaan ah waxaana dad badan oo rer Kismaayo ah ay iswaydinayaan meesha uu ka soo dusay Barre Hiraale.
Sida aan ku helnay Xog Rasmi ah oo la isku halayn karo Col Barre iyo Ciidamada u wato oo horay uga tirsanan jiray Guutadi kowaad ee uu horkacayay Col Canood waxaay soo mareen dhanka Badda ayago adegsanaya Doomaha dheereya ee logu talagalay in lagula dagaalamo Burcad badeeda kuwaas oo dhawaan u soo dagay Ciidamada Marineska Somalia.
Ciidamadan ayaa waxaay magaalada Kismayo u soo socdan Mudo Kobaan waxaayna ku soo xirteen Dakada yar ee ku taalada Xaafada Calanleey agagaarka Hotel Qiilmawaaye.
Ila iyo hada ma cada tirada Ciidamada sarnaa donyaha u watay Col Barre Hiraale warar aan la xaqiijin karina waxaay tirada donyaha ku sheegen ila 10 doni.
Wixi warar ah ee ku soo kordha Imanshaha Barre Hiraale ee Kismaayo kala soco warbaahinta Kismaayo24.com