Mooge yare

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
DatBreh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 369
Joined: Thu Nov 25, 2010 7:25 am

Mooge yare

Post by DatBreh »

Damn this kid grew up, I remember watching his videos when his voice didn't even break yet.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Mooge yare

Post by Rightwing »

cheers :up:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Mooge yare

Post by Rightwing »

this is my favourite song!

Tuushi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8716
Joined: Sun Apr 15, 2012 8:58 am

Re: Mooge yare

Post by Tuushi »

:heart:

I will gladly buy a cd of his if any one of u knows where i can get one.
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Mooge yare

Post by Corruption1 »

Rightwing wrote:this is my favourite song!


:wow: markuu 14 years old ahaa... :lol: his voice sound like a lil girl




out of all his recordings this is my No1 favorite... Xeebtaaaaaaaa Jabuuuuti somali laga xaday, goddammmm caadi maaha :D :D

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Mooge yare

Post by Rightwing »

Kayse, Heesta labaad ee aan soo gashay miyaanad garanayn?
Waa heestii wadanka xoraysay.
Markuu heestaasi soo baxday thousand of students crossed the border and became SNM.

Halkii laygu dhalay iyo Hoygii aan ku ababiyo
Magaalada Hargeysiyo Hanadadii ku noolaa
La hal maalijirayeey Hadal iga dardaarana
Aan idiin hormariyee Hadooftiyo gadhkiibaa
Hamashkii iigu baxayoo Ciradii hadhaysoo
Halhaleel talaabada Horay umaaba qaadee
Halka lagu shirbeeyiyo Hurin lagu caweeyiyo
Haasaawihii beri Haradaa biyaha ahe
Hoygiinna taalee Ka haraadantiinbaa
Hiiraantaayo cuduriyo Igu dhalisay halisoo
Dibnahayga haragii Qamuunyada ku heeree
Halkaad iga xigtaanbay Dhaxantu iga haysaa
Tola'ay reer Hargeysow Dhankaa iga xigtaanbay dhaxantu iga haysaa
To'lay reer Hargeisaw Haradaa biyalehee ka haraadantihiin baan
Hiirtaanyo iyo ciil igu dhalisay hawlohoo
Dibnahayga haragii qamuunyada ku gooyee.
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Mooge yare

Post by Corruption1 »

Rightwing wrote: Halkii laygu dhalay iyo Hoygii aan ku ababiyo
Magaalada Hargeysiyo
intaa markaan maqlay ayaanba ku daray my collection. aniguu i sheegayaa, he is describing me a mujaahid who came to britian. laakiin i didnt come to britian by choice it was a snm momentum, si aanu qaaradaha aduunka aanu ugu balaadhano :wow:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Mooge yare

Post by Rightwing »

HigherLevel wrote:
Rightwing wrote: Halkii laygu dhalay iyo Hoygii aan ku ababiyo
Magaalada Hargeysiyo
intaa markaan maqlay ayaanba ku daray my collection. aniguu i sheegayaa, he is describing me a mujaahid who came to britian. laakiin i didnt come to britian by choice it was a snm momentum, si aanu qaaradaha aduunka aanu ugu balaadhano :wow:

:ehh:
Waxaan xusuusta in my early teanage heestaa intaanu xafidnay, ayaan habeen walba qaadi jiray with kaban.
Habeenba shan baa qiirooda oo talaabi jiray.
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Mooge yare

Post by Corruption1 »

Rightwing wrote: Habeenba shan baa qiirooda oo talaabi jiray.
:pac: :pac: Rw...abti sowtii uu 98 dhaqan celis kuugu horeeyey loooool..xiligii la talaabyey ealing iyo hanwel baad joogtee. ma inagii baa is qaadsiineyna lol.?
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Mooge yare

Post by Rightwing »

I am talking about 1984-85. Mahammed Mooge was killed in 1985. Anigu I came to Abu-dhabi to study in 1985. 1988 I was deported back to Burco for dhaqan-celis :lol: . 3 days later the war started.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”