Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo Barre

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo Barre

Post by zingii »

"shirka kismaayo wuu qaldanyahay waana xaaraan"

"dad cuqdadeysan oo meela kale kayimid ayaa kusugan"

http://saadaalnews.com/ducaale/
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by The_Patriot »

Isnt Ducaale the self declared president of Jubbaland?

As for Bare he had 8 yrs in Kismaayo to arrange or create a viable state but greed,incompetence and disregard to human life and suffering ensured he ruthlessly silenced the voice of the locals.

Its like Sheydan complaining that he is more pious than others.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by xaliye123 »

Bare is a retired sxb .
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by The_Patriot »

xaliye123 wrote:Bare is a retired sxb .
from what Gambling or serving the interest of the fratenity group?
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by xaliye123 »

What he has done to you? Because you sound a bit mad at him.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by zingii »

xaliye123 wrote:What he has done to you? Because you sound a bit mad at him.
Cuqdad ayaa ka guuxeysa ee ha ka neefin.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by The_Patriot »

zingii wrote:
xaliye123 wrote:What he has done to you? Because you sound a bit mad at him.
Cuqdad ayaa ka guuxeysa ee ha ka neefin.
adhigu even dont talk about cuqdaad you are hoyigi cuqdada mise abihi cuqdada. :ufdup:
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by xaliye123 »

How can you share Jubbaland when you can get along in somalinet.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by zingii »

xaliye123 wrote:How can you share Jubbaland when you can get along in somalinet.
Annagu qurbo joob baynu nahay ee maamulka waxaa loo dhisayo ee lala rabo waa kuwa gobolka ku nool si nabad waarta ay u helaan, taasina waxay suuragalin lahayd qurbo joogta annagoo kale ah inay fursad u helaan dib ugu laabashada dalkoodi hooyo iyo dadkoodi.

Dhisida maamul goboleed waa laisku raacsanyahay ee waxaa laisku qilaafsanyahay un waa qaabka ugu haboon ee lagu miro dhalin lahaa riyadaa Barre Hiiraale ka soo curantay ee ahayd maamul u sameynta gobolada laisugu yeero "Jubbaland".
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dr. Ducaale iyo aragtidisa ku aadan shirka kismayo iyo B

Post by xaliye123 »

Marka waxaad i ledahay bilaash banu isku haysanaa e dadkii dantu ka dhaxaysay waa nabad miyaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”