Cali Salaad garanaye Cali Falaax kumuu ahaa??? ( ILA QOSOL)

Wixii ku qoran af Soomaali

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Kalaay
Posts: 22
Joined: Thu Oct 07, 2004 3:07 pm

Cali Salaad garanaye Cali Falaax kumuu ahaa??? ( ILA QOSOL)

Post by Kalaay »

Waxay ka dhacday GAALKACYO magaaladii qosolka iyo maadda.

Goor maqrib ah ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo bartamaheeda dhex marayay labo dhalinyaro oo saaxiibbo ah oo dadka magaalada dagan ka mid ah, iyagoo sheekeysanaya sheekaduna meel fiican u marayso ayaa aadaankii salaadda maqrib lagu dhuftay. "Allaahu Akbar Allaahu Akbar......................................

Markii mu'addinku marayo {XAYA CALA SALAAT XAYA CALAL FALAAX} ayaa mid labadoodii ka mid ah weydiiyay kii kale:
"War heedhe Cali Salaad garanaye, waa nin reer Khalaf'e, Cali Falaax kumuu ahaa?"
Kii kalaa ku jawaabay; " War amuu Hawiye yahay, iyagaa Fallaax iyo waxaan la aqoon la bixi jiraye."

AFKA DAY Laughing Laughing Laughing Laughing
Anpelo
Posts: 9
Joined: Sun Dec 24, 2006 10:12 pm

Post by Anpelo »

A.B Ismail
Posts: 2
Joined: Sat May 05, 2007 7:38 am
Contact:

Re: Cali Salaad garanaye Cali Falaax kumuu ahaa??? ( ILA QOSOL)

Post by A.B Ismail »

Shocked Shocked Shocked Shocked
[color=#BF0080]naw waar iska eeg dhagaxa!
mataas aad la hagoognayd arbiciinadan[/color]
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Cali Salaad garanaye Cali Falaax kumuu ahaa??? ( ILA QOSOL)

Post by Fale »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

saxib waan qoslay runtii

Good one
buunsho
Posts: 4
Joined: Mon May 19, 2008 3:36 pm

Re: Cali Salaad garanaye Cali Falaax kumuu ahaa??? ( ILA QOSOL)

Post by buunsho »

kkkkkk
walahi ninyahow waan qoslay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ila Qosol - Soomaali”