IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg States
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg States
Madaxda Ururka IGAD oo isku-raacay in Dowladda Somalia ay hoggaanka u qabato Dadaallada lagu dhisayo Maamullada Dalka
Jimco, May 03, 2013 (HOL) — Madaxda dalalka ku bahoobay IGAD ayaa isku raacay in dowladda Soomaaliya ay hormuud u noqoto dadaallada maamul u sameynta gobollada Soomaaliya, iyadoo warkan lagu sheegay war-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda IGAD uga socday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.
Qodobkan ayaa wuxuu ka mid ahaa qodobbbadii uu hordhigay madaxweyne Xasan Sheekh madaxda dalalka IGAD, iyadoo sidoo kale la isku raacay in dowladda Soomaaliya lagu ixtiraamo dastuurkeeda, lana taageero qorshaha ay dowladdu ku sameynayso maamullada.
Sidoo kale, war murtiyeedka waxaa lagu sheegay in urur-goboleedka IGAD uu taageero qorshaha ay dowladda Soomaaliya iyo AMSIOM ku doonayaan inay Al-shabaab kaga saaraan deegaannada ay gacanta ku hayso.
War-murtiyeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in la xoojiyo ciidamada dowaldda Soomaaliya la tayeeyo si ay awood buuxda ugu yeeshaan inay la wareegaan ammaanka guud ee Soomaaliya, haddii ciidamada caawinaya ay isaga baxaan dalka.
Madaxda IGAD ayaa sidoo kale isku raacay in wafdi heer sare ah loo diro magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, waxaana lagu sheegay qodobka 10-aad ee war-murtiyeedka in wafdigaas ay hoggaamin doonaan madaxda IGAD, howlwadeennada ururka iyo xubno ka socda waddamada ku jira ururka.
Howsha guddigan ayaa waxay noqon doontaa inay soo indho-indheeyaan xaaladda degmada Kismaayo ayna soo ururiyaan warbixinno lagu soo bandhigi doono shirka soo socda ee IGAD ay ku yeelanayso magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya dhammaadka bishan May.
Degmada Kismaayo ayaa waxaa ka socda shir maamul loogu sameynayo gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, kaasoo ay dowladda Soomaaliya kasoo hor-jeesatay kuna tilmaantay mid aan waafaqsanayn dastuurka dalka u yaalla.
Shirkan oo looga hadlayay ammaanka Soomaaliya ayaa waxaa shirkaan uga qaybgalay madaxweyanha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyadoo madaxweynuhu uu sharraxaad ka siiyay madaxdii IGAD shirka lagu qabanayo London ee looga hadlayo arrimaha

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Garguurte does it again
Is he the promised one ?
Is he the promised one ?- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Culusow is indeed an intelligent man. However, I cannot fathom the lunacy of opposing Jubaland formation. He could have easily overseen the conference and bargained for a temporary administration. It would have been a win-win for all, but instead he has alienated powerful tribes in the south he cannot afford if he wants to defeat alshabaab.
The real question is, what will the folks in Kismaayo decide. Will they go ahead and form a government, or will they be dictated to by IGAD.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Abti we did itAbdiWahab252 wrote:Garguurte does it againIs he the promised one ?

Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
He is.AbdiWahab252 wrote:Garguurte does it againIs he the promised one ?
Last edited by sahal80 on Fri May 03, 2013 10:11 pm, edited 1 time in total.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Kenyan Project falling apart 
First kicking out Pland from London Meeting 7 may, and now getting support of IGAD. Bad news for kenya,pland and their servants rasbambis

Last edited by AhlulbaytSoldier on Fri May 03, 2013 10:24 pm, edited 1 time in total.
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Historical day

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Talo,Talo alle udaa wrote:Culusow is indeed an intelligent man. However, I cannot fathom the lunacy of opposing Jubaland formation. He could have easily overseen the conference and bargained for a temporary administration. It would have been a win-win for all, but instead he has alienated powerful tribes in the south he cannot afford if he wants to defeat alshabaab.
The real question is, what will the folks in Kismaayo decide. Will they go ahead and form a government, or will they be dictated to by IGAD.
It all fell apart when RK went to form unholy alliances with the PL to sideline Mog. This was the fatal tactical error as this alliance has always spelled disaster for my dhaanto loving kin.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
AbdiWahab252 wrote:Talo,Talo alle udaa wrote:Culusow is indeed an intelligent man. However, I cannot fathom the lunacy of opposing Jubaland formation. He could have easily overseen the conference and bargained for a temporary administration. It would have been a win-win for all, but instead he has alienated powerful tribes in the south he cannot afford if he wants to defeat alshabaab.
The real question is, what will the folks in Kismaayo decide. Will they go ahead and form a government, or will they be dictated to by IGAD.
It all fell apart when RK went to form unholy alliances with the PL to sideline Mog. This was the fatal tactical error as this alliance has always spelled disaster for my dhaanto loving kin.
Unfortunately the people of jigjiga and gaarisa suffer from short term memory. They seem to forget that pland sells them to Xabashi like some slaves on the market.
Only doqomo will dance for pland and speak of this fake kab(iyo)lax stuff.
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
The interim administration was good for you because as you never had never installed yourself in any previous kingdom like the juba valley who are familiar with this kinda of tactics. You instead wanted to create some thing bigger than you dominated by others before creating your own thing. I think you still have chance to involve more in the national policy since you played big role in removing al shabaab.Talo alle udaa wrote:Culusow is indeed an intelligent man. However, I cannot fathom the lunacy of opposing Jubaland formation. He could have easily overseen the conference and bargained for a temporary administration. It would have been a win-win for all, but instead he has alienated powerful tribes in the south he cannot afford if he wants to defeat alshabaab.
The real question is, what will the folks in Kismaayo decide. Will they go ahead and form a government, or will they be dictated to by IGAD.
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Your cousin Kismaayonews owner who is a rational guy has the answer.Talo alle udaa wrote:
The real question is, what will the folks in Kismaayo decide. Will they go ahead and form a government, or will they be dictated to by IGAD.
IGAD is going to stop the conference followed by a new official arrangements to make an interim adminstration.
Looks hassan has more experience than kenyata
http://kismaayonews.com/2013/05/03/igad ... -kismaayo/
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
Nothing new from the Igad meeting.
It was always the role of the govt to lead but not dictate.
IGAD said the govt should respect the constitution too.

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: IGAD agrees that Somali Govt leads formation of Reg Sta
RK is only one faction in the city in support of this regional development. But it was Mog that ignored, and even attempted to start a war in the city by sending in Hiiraale and other tribal miltias.AbdiWahab252 wrote:Talo,Talo alle udaa wrote:Culusow is indeed an intelligent man. However, I cannot fathom the lunacy of opposing Jubaland formation. He could have easily overseen the conference and bargained for a temporary administration. It would have been a win-win for all, but instead he has alienated powerful tribes in the south he cannot afford if he wants to defeat alshabaab.
The real question is, what will the folks in Kismaayo decide. Will they go ahead and form a government, or will they be dictated to by IGAD.
It all fell apart when RK went to form unholy alliances with the PL to sideline Mog. This was the fatal tactical error as this alliance has always spelled disaster for my dhaanto loving kin.
Instead of working with the current stakeholders in Kismaayo, Culusow wanted to micromanage everything including naming governors. They told A/madoobe will make you head of J/hoose just agree to our plans, he refused.
Now, again he tried to go to Addis to whisper into the Ethiopian ears "ONLF", but the OG minister within the Ethiopian gov. was the one that received him in Addis.
While the president is trying everything he can to dismantle the current meeting, the folks in Kismaayo are just about done going through a long process.
The plan is to hold the presidential election the day the IGAD committee arrives to "oversee" things and use their presence as the seal of approval.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2889 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 16 Replies
- 1024 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 36 Replies
- 2681 Views
-
Last post by Warabaha
-
- 20 Replies
- 1510 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 553 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 1917 Views
-
Last post by SuperLander
-
- 12 Replies
- 2708 Views
-
Last post by mahoka
-
- 2 Replies
- 404 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 17 Replies
- 1495 Views
-
Last post by Rambie