http://saadaalnews.com/2013/05/05/dhaga ... -kismaayo/Nabadoonka ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo in uu yahay mid aysan kasoo muuqan natiijo lagu farxi karo oo dadka deegaanku wada raacsanyihiin, isagoona dhinaca kale ku tilmaamay dadka gacanta ku haya shirka inay yihiin kuwa doonaya inay xoog wax ku maquuniyaan.
Who is this guy?