Page 1 of 1

Tacsi Thread

Posted: Mon May 06, 2013 12:54 am
by Mustafee101
Inna Lillahi Wa Innaa Illaihi Rajicuun. Allaha u naxariistee waxaa saaka Waabarigii hore ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia Abwaankii waynaa ee  Cabdi Maxamed Aw-Magan(Cabdi Galayax), kadib markii abwaanka uu lasoo darsay Xanuun.. AUN Abwaan Galayax Image :(

Re: Tacsi Thread

Posted: Mon May 06, 2013 1:25 am
by Turbulence
Ina Lillah Wa inaa Ilaahi Raajicuun. Allah ha u naxariisto abwaan Cabdi Galayax.

Re: Tacsi Thread

Posted: Mon May 06, 2013 9:16 am
by Adali
AUN how old was he ?

Re: Tacsi Thread

Posted: Mon May 06, 2013 9:54 am
by qoraxeey
AUN awoowe Cabdi Galayax :heart:

so sad I never got to meet him :cry: ... I only remember his sweet voice on the telephone :rose:

Re: Tacsi Thread

Posted: Tue May 07, 2013 6:18 am
by xaliye123
AUN abwaan Cabdi Galayax.



Gabdhaheenna waxaa loo yiqiin, haybad gooniyahe

Goshay xiran jireen …maryaha loo garraarsado’e

Gobna waxay ahaayeen intay, guudka dabayeene

Maantana gad baa lagu arkiyo, guul darriyo ceebe

Garoob waalan iyo waxaa ka haray, goroyo food dheere

Adigoo gidaar uga horyimid, kaama gudayaane

Hiddiihiina waa garab mareen, gaar ahaan jiraye

Iyagoon ninama guursan bay, wada ganbaysteene

Haweenkeenna dhaqankii geddiyay, wawga gabsadaye

Re: Tacsi Thread

Posted: Tue May 07, 2013 6:28 am
by xaliye123
Inkastoon gu’yaal badan cimriga, gelimo sii joogo

Maraan go’aba Mawdkii rabbaa, ii gadaal imane

Godna waa i sugayaa qabuur, guda ciriiryoone

Gabnahaa agoontoobi iyo, gaaryahaan qabo’e

Intaanan ciidda hoosteeda galin, wawga gaabsadaye


Cabdi Galayax.

Re: Tacsi Thread

Posted: Fri May 10, 2013 7:16 am
by zingii
AUN to the abwaan.

Re: Tacsi Thread

Posted: Fri May 10, 2013 10:53 am
by quark
AUN