Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by AbkoowDhiblaawe »

Dhoobleey {Goobta.com} Kooxda Shabaab ee ka dagaalanta koofurta, iyo bartamaha Soomaaliya ayaa weerar gaadma ah habeenkii xalay ahaa kula wareegay magaalada Dhoobleey ee gobalka J/hoose.

Sida lagu qoray baraha Internetka ee baahiya wararka Shabaabka, ee al-shabaab ayaa dagalamayaasha Shabaqbku magqalada ka weerareen saqdii dhexe ee habeenkii Isniinta iyaga oo ugu danbeyna la wareegay magaalada kadib dagaal xooggan.

Waxaa lagu sheegay warka ay shabaab ku cadeynayaan in ay la wareegeen magaalada in sedax saac oo xariira ah ay heesteen oo ay howl-gallo ka fuliyeen ugu danbeynna ay isga soo bexeen subaxnimadii saaka iyagoo ka baqaya in weerar rogaal calis ah oo ku soo noqdo halkaasina uu ka soo gaaro weerar dhabar jab ah.

Howl-galada ay fuliyeen kadib la wareegitaankooda ayeey ku sheegeen in ay ku baacsanayeen saraakiil sar sare oo katirsan dowlada Soomaaliya.

Shabaabbku ma sheegin qasara ka dhasay dagaalka ay kula wareegeen magaalada iyada oo dowlada Soomaaliyana aysan war ka soo saarin sheegashaha maleeshiyada al-shabaab ee habqanka ah. (15)
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by AbkoowDhiblaawe »

Ciidamada muslimiinta ayaa xalay weeraro culus ku qaaday degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose oo kamid ah deegaanada ay ciidanka gumeysiga Kenya duulaanka ku qabsadeen.

Wararka ka imaanaya Dhoobley ayaa sheegaya in dagaal saacado badan uu xalay saqdii dhexe ka bilaawday gudaha degmada,ilo wareedyo ayaa SomaliMeMo u sheegay in xalay 2:00 habeenimo ay magaalada dhowr jiho ka wareerareen ciidanka mujaahidiinta wilaayada Jubbooyinka.

Dagaalka ugu culus wuxuu ka dhacay xaafadaha magaalada saacado kadibna wuxuu ku fiday saldhigga booliska iyo xarunta degmada halkaasi oo markii dambe ay la wareegeen ciidanka muslimiinta.


Maleeshiyaad Dabadhilifyo Soomaali ah oo dowladda Kenya taabacsan ayaa u cararay dhanka xad beenaadka waxaana magaalada si buuxda ula wareegeen ciidanka mujaahidiinta.


Sedax saacadood oo ay ciidanka mujaahidiinta maamulayeen Dhoobley kadib ayay saaka arootii hore dib uga gurteen,warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in ciidanka magaalada qabsaday ay sameeyeen howlgallo gaar ah oo ay ku beegsadeen saraakiil.


Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa lasoo sheegayaa in ay ka dhasheen dagaaladii xalay,hub iyo saanado dagaal ayaa laga qabsaday maleeshiyaadka dabadhilifyada Axmed Madoobe.

Dhoobley ayaa dhacda cirifka shishe ee gobolka Jubbada Hoose waxayna aheyd degmadii ugu horreysay oo ay ciidanka Kenya duulaanka ku qabsadaan sanaddii 2012-ka.


Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xaaladda degmada caadi kusoo laabatay waxaana si tartiib tartiib ah magaalada dib ugusoo naqanaya ciidankii cadawga ee xalay laga fara maroojiyay.


Qabsashada Dhoobley waxay daliil u tahay in ciidanka mujaahidiinta ay weli yihiin awood muuqata oo halis ku ah ciidanka cadawga ee duulaan gaaleedka ku qaaday wilaayadaasi.
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by Kafkaesque »

Only the new president of Jubbaland can lead a decisive victory against these infidels and their ally H.E Mudane Hasan Sheikh Maxamuud. :stylin:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by AbkoowDhiblaawe »

Bring it on :whew: :dj:
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by Titanium »

Where is Ras Kambooni?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by AhlulbaytSoldier »

Xaarkatul Sharaabul Murtaddiin
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by The_Patriot »

This is Marexan militia from Gedo, but Ilkoyar will not succeed.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by grandpakhalif »

:lol: :lol: since when did marehan reside in dhoobley and how can marehan capture og city war wuxuu doqonsana :lol :lol:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by AbkoowDhiblaawe »

It was militia loyal to Dulyadeyn and Hassan Turki who attacked Dhoobleey :whew:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by grandpakhalif »

Let them capture Afmadow next. Indeed the Turki Brigrade is a formidable force of Xarakata :wow:
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by KartiHaween »

I do not understand what you hope to gain by lying except dambi. Hiiraanonline says Dhoobeley was attacked and not captured. The RK did a fine job pushing them back. As you can see whatever evil you were hoping to befall an innocent people has been defeated. Alhamdulilah. http://hiiraan.com/news/2013/May/warark ... -21842.htm
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by AbkoowDhiblaawe »

Nayaahee al shabaab held the town for several hours so now its a crime to post news? ileen tano kale :whoa:

http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=16332
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by MujahidAishah »

Titanium wrote:Where is Ras Kambooni?
On the somali kenyan border
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by KartiHaween »

Warsheekh wrote:Nayaahee al shabaab held the town for several hours so no its a crime to post news ileen tano kale :whoa:

http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=16332

They did not hold the city they were there for few hours in a gun battle with RK and the Somali military. Nice try scumbag but you have failed.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Haraakatul Shabaab Captures Dhoobleey

Post by grandpakhalif »

reported 7 dead ras kibaki and 2 kenyan soldiers. :wow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”