DEG DEG:Qarax khasare geestey oo gordhawed ka dhacay magaaladda Gaalkacyo
Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa gordhawed lamaqley dhawaqa qarax kasii oo an wali si cadd lo caden noca uu yahay balse wararka anuu helayno waxaa ay inoo sheegayaan in qaraxu uu ahaa mid gacanta laga turey.
Qaraxa ayaa ka dhacaey saldhiga ciidanka booliska ee Miir ka soo kuyaala xaafadda Hormuud Magaaladda Gaalkacyo.
Gob jogayaal gor dhawed ay la xariirtey shabakadda Raxanreeb.com ayaa inoo xaqijiyey in qaraxasi ay ku dhawaacmen labo ka mid ah ilaalada saldhiga kuwaaso xiligaan lugu dabibayo Isbitaalka guud ee magaaladda Gaalkacyo.
Sidoo kale warar an la xaqijin ayaa sheegeya in labada askari ee dhaawaca ah uu ku jiro taliye ku xigenka saldhiga Miir.
Xiriiro anu la sameney saraakisha sar sare ee gobolka ayana inoo suragalin,manajirto illaa xiligaan cid ka hadashey qaraxasi.
Waxii war ah ee ku soo kordha kala soco Raxanreeb.com.
RBC Radio
http://www.raxanreeb.com/2013/05/deg-de ... gaalkacyo/

