Page 1 of 1
This is the Funniest Case In Somalia
Posted: Tue May 07, 2013 7:27 am
by Minneapolis Mayor
http://hiiraan.com/news/2013/May/warark ... -21850.htm
This is the Finest Case In Somalia. It was so funny that the case was about wild animals and it got more complicated because the administration brought boxes containing Skins of the animals when the case was to begin.
I think we need FBI and the CIA to get Involved as this is an International Case.
Re: This is the Funniest Case In Somalia
Posted: Tue May 07, 2013 7:34 am
by Thuganomics
^
You mean SL but but maybe geography is not your forte so I'll let it slip
Laakiin,yeah I laughed markey yidhaahdeen "Xawayaan nool baa loo dhiibey iney ilaaliyaan.Iyaguna maxkamadii bey keeneen saddex kartoon oo dhogor ku jiraan iyo xawaan bakhti ah oo ay ku tilmaamtay inay yihiin dugaagii loo dhiibay oo bakhtiyey."

Re: This is the Funniest Case In Somalia
Posted: Tue May 07, 2013 8:38 am
by FarIyoAlif
Minneapolis Mayor ninyahow maxaad cabtaa horta kolay qaad ma aha waxa sidan kuu galaye

Re: This is the Funniest Case In Somalia
Posted: Tue May 07, 2013 8:42 am
by Minneapolis Mayor
FarIyoAlif wrote:Minneapolis Mayor ninyahow maxaad cabtaa horta kolay qaad ma aha waxa sidan kuu galaye

hee Ina adeeroow. Ma anigaa Sudaanta keenay? sheekada ayaan arkay waana sooqoray. Dhogorta meesha la keenay uma eko xayawaankii loodhiibay nimanka. Waxaa laysaga fadhiyaah meesha ay xayawaankii geeyeen. Horta Xayawaanka maxay usunti waayeen markii hore ileen soomalidu xoolaha sumad ayay kudhigataaye. Markaas waa la ogaan lahaa in dhogorta tahay midii xayawaanka loodhiibay. Laakiin runtii sheekadaan isma qabanayso. Shantii xayawaanba way dhinteen kulahaa

Re: This is the Funniest Case In Somalia
Posted: Tue May 07, 2013 8:53 am
by FarIyoAlif
ma libaax iyo hareema cad maa la suntaa, sow ma cunayan cidii usoo dhawaataba.. waxa ugu daran sadexda kartoon ee dhogorta leh
war sheekadan kama hadlayo waxan u fiirsaday meesha waxaad ku soo qortid dee inaad samada maraysid baa la moodaa inta badan

Re: This is the Funniest Case In Somalia
Posted: Tue May 07, 2013 9:34 am
by Minneapolis Mayor
Hadii uu dhintay why ay usoo fiiqeen dhogorta may raga geeyaan meesha wuu kudhintay? why shan xayawaan halmar udhinteen. Ma gaajo ayay udileen mise way sii daayeen. Waxaan maqlay wiil ayaa layiri soodaaji markaas ayuu kadhumay xayawaankii. Waxay kufakareen war xayawaankii wuu dhumay wax rag loola tago maahane maxaynu samaynaah. aan dhahno wuu dhintay inta dhogor ugayno ayay kutashadeen.