Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Moderator: Moderators
-
- Posts: 168
- Joined: Wed Dec 16, 2009 11:41 am
- Location: Baled xawo ,gedhweyne ,dollow,shatolow.damase
Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Ceebtii Xalay London Ka Dhacday:Daaroodka Ingiriiska Oo Xalay Aan Ka Qeyb-Galin Soo Dhaweyntii Jaaliyada Hawiye-Action-Gruop U Qabatay Culusoow
Written by Administrator
Thursday, 09 May 2013 16:52
Magaalada London waxaa Xalay lagu qabtey Xaflad lagu soo dhoweynayay Madaxweyne Hassan Culusow, Xafladan oo ey qaban-qaabsheen Jaaliyada Beesha Hawiye ee Uk. Xafladan oo uu Hormuud ka ahaa Guddoomiyaha Jaaliyada Beesha Hawiye Abdi Cumar, iyo Safiirka Soomaalida ee Uk oo isna Beesha Hawiye Sambalooshe.
Hadaba Jaaliyada Beesha Daarood oo Odey Dhalinyaro Fanaaniin Iyo Abwaano eysan xaadirin Xafladaas, xataa Fanaaniintii Soomaalida Caanka Ka aheyd sida Jooqle Shire Ciyaar Jecal Nimco-Dareen ayaa goobta laga waayay,kadib markii Ururka Hawiye-Action-Group ay si xun u maamuleen qaabkii Madaxweynaha London loogu soo dhaweynayay.
Waxaa iyana yaab laheyd bahdil lagu sameeyay Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya oo aan xataa la xusin, Isla-markaana Xubnihii Beesha Hawiye ee ka hadley madasha ayaa amaan iyo faan uula dhaqaaqeen Madaxdii Hawiye halka joogey sida Madaxweyne Culusow Xaaskiisa, Wasiirada Arrimaha Dibbada Fowsiyo SNM, Marwada Raisal-Wasaaraha, Caasha Xaaji Cilmi Caasha USC, Eng Yariisow, Kamaal Guuutaale, Tarsan, safiir Sambalooshe, halka Wasiirka Maaliyada aan xataa la xusin magaciisa, taasoo loo sababeyn karo Deegaanka uu kasoo jeedo oo Puntland ah. Hadaba waxaan hoosta ku xusi doonaa Dadkii meesha ka hadley oo Hawiye wada ahaa.
Waxaa Sidoo kale Xaflada Ka muuqdey isku dhex-yaac Iyo habacsanaan baahsan, waxaa taa sii dheereyd is-heysi ka socdey madasha Stage xafladu ka socotey, Laba Nin oo midba midka kale uu ku heystay Barnaamijka Xaflada kuwaas oo kala ahaa, Kamaal Guutaale(Habar-Gidir Saleebaan, oo isagu Madax ka ah Xafiiska Madaxweyne Culusow) Iyo Eng Yariisow oo isagu kasoo jeeda Beesha Abgaal ahna Afhayeenka Madaxweynaha. Hadaba Xafladaas ayaa ku soo afmeerantay Viva Hawiye Viva Hawiye Viva Mogadishu Viva Xassan Xaad Viva Ahmed Dirie
Hoos ka eeg Liiska Dadkii hadley iyo Magacyadooda/iyo Beelahooda:
Xiriiryaha Xaflada, Abdirisaaq Socoto ( Hawiye Shiikhaal)
Sheekh Siciid ( Hawiye Shiikhaal)
Dahabo Xaaji Jaabiri ( Hawiye Habar Gidir Sacad)
Liibaan Maxamed Abdi ( Hawiye, Abgaal)
Bashiir Gabyow. ( Hawiye Abgaal)
Maxamed Axmed Nuur Tarsan ( Hawiye Udeyjeen)
Maryan Jaceyl. ( Hawiye Murarsade)
Caziiza Caliyow ( Raxanweyn
Khaliif Ashkir ( Daarood Mareexaan)oo tirada lagu buuxsaday
Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ( Isaaq Habar Yoonis) Wasiirada Arrimaha Dibbada
Madaxweyne Hassan Culusow ( Hawiye Abgaal)
Hadaba waxaa is-weydiin mudan Xafladan ma la oran karey waxa ey aheyd mid Soomaaliweyn, Mise waxa la oran karey waxa ey aheyd Xaflad ey Irir-Samaale. Hadaba Bahda Allidamaale iyo Bahda Shacabkamedia ayaa Hambalayo u direysa Jaaliyada Beesha Daarood oo Iyadu aan ka qeyb-galin Xaflad ku sheegii ey qabteen USC Iyo SNM.

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3576
- Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Waxaa Intaas kasiidheer, Dalka Soomaaliya ayaa loogu yimid beesha Irir Samaale. Marka waxay beesha Idimaale kacodsanaysaah Dadka daroodka in ay Kulaabtaan meeshii uu awoowgood kasoojeeday ee Suqatra.![]()

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Beesha Irir Samaale can have their Xaflad ku sheeg
no big deal 

Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
halka Wasiirka Maaliyada aan xataa la xusin magaciisa, taasoo loo sababeyn karo Deegaanka uu kasoo jeedo oo Puntland ah. Hadaba waxaan hoosta ku xusi doonaa Dadkii meesha ka hadley oo Hawiye wada ahaa.
Khaliif Ashkir ( Daarood Mareexaan)oo tirada lagu buuxsaday

- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday

If you truly want to rule the entire country, you need to lure people in with honey, not repulse them with shit. This government is incredibly reer badiyo and this will prove to be their undoing.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
The question I ask myself is "why didn't the Darod attend the xaflad"? ma cidbaa u diidey? Madexweynihii hadduu idin yimid maxaad u qaabili weyseen oo xataa xaflad gaar ugu abaabuli weyseen"?
I was watching the xaflad from beginning to end and indeed the minister of finance was mentioned. Infact I remember one speaker after she finished her speech and walked away, returned to the stage just to say "i'm sorry I forgot to mention the minister of finance" .
Idimaale, who am I kidding.

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Aniga waxaa la yaaba why do they always refer to Hawiye as USC and Isaaq as SNM in on news sites in the year 2013. Its like referring to Puntland as SSDF and Ogaadeen as SPM, how stupid and out place does that sound. Some folks are stuck in the 90s and still sharpening knives for no reason 

- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Puntland and other Daarood regions welcomed Culusow's selection initially, his actions have driven people to refer him to USC. He has the power to change how he's perceived , no'one else.GeoSeven wrote:Aniga waxaa la yaaba why do they always refer to Hawiye as USC and Isaaq as SNM in on news sites in the year 2013. Its like referring to Puntland as SSDF and Ogaadeen as SPM, how stupid and out place does that sound. Some folks are stuck in the 90s and still sharpening knives for no reason
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
Aabaha wasse, thats my awoowe nacala kugu taalxiinow wrote:halka Wasiirka Maaliyada aan xataa la xusin magaciisa, taasoo loo sababeyn karo Deegaanka uu kasoo jeedo oo Puntland ah. Hadaba waxaan hoosta ku xusi doonaa Dadkii meesha ka hadley oo Hawiye wada ahaa.Khaliif Ashkir ( Daarood Mareexaan)oo tirada lagu buuxsaday![]()
![]()

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
AABAHIN WASSE WALLAHI I WILL KIL LTHE PERSON WHO WROTE THIS ARTICLE, WAXAN WA CHARACTER ASSASINATION!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
KABLALAX ANA KU TUFA

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
grandpakhalif wrote:AABAHIN WASSE WALLAHI I WILL KIL LTHE PERSON WHO WROTE THIS ARTICLE, WAXAN WA CHARACTER ASSASINATION!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

You will notice most of the people doing the insulting in Darood's name are the MJs who have tendency for stirring noise. I don't blame them, they have a base (puntland) media + active diaspora.
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Ceebtii Xalay London Ka Dhacday
grandpakhalif wrote:AABAHIN WASSE WALLAHI I WILL KIL LTHE PERSON WHO WROTE THIS ARTICLE, WAXAN WA CHARACTER ASSASINATION!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 163 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 3 Replies
- 542 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 19 Replies
- 1484 Views
-
Last post by XaliimoEinstein
-
- 6 Replies
- 549 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 431 Views
-
Last post by Amethyst
-
- 2 Replies
- 1127 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 4 Replies
- 406 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 4 Replies
- 507 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 5 Replies
- 2219 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 561 Views
-
Last post by oldenglish