Further protests against farole sham elections hit Puntland.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Further protests against farole sham elections hit Puntland.

Post by Southie4life »

Image

Image

Image

http://horseedmedia.net/2013/05/10/daaw ... da-bosaso/

----


Waxaa maanta magaalada Bosaaso ka dhacay mudaharaadyo balaaran oo saameyn ku yeeshay magaalada, banaanbaxyadan ayaa ka dhacay xaafadaha magaalada iyadoo dadku socod ku mareen wadooyinka ugu waaweyn ee Bosaaso.
| on May 10, 2013
10 Comments

IMG_0199
Banaanbaxan ayaa looga soo horjeeday dowlada Puntland waxayna dadka qaar dhaliilayeen siyaasada Madaxweyne Faroole iyo xukuumadiisa, qeyb kamid ah dadka waxay u doodayeen mushaharka ciidamada Gadooday, waxaa iyaguna jiray mudaharaadayaal kasoo horjeeday qaabka loo maareeyey nidaamka dimuquraadiyada oo ay ku eedeeyeen dowlada inay afduubtay siyaasadii dimuquraadiyeynta Puntland.

Mudaharaadyada ayaa ka dhacay dhowr xaafadood magaalada waxayna dadka mudaharaadayey ay markii danbe ku fideen xaafadaha oo lagu arkayey iyagoo wadooyinka taagan ama socod ku maraya.


Ciidamada dowlada ayaa markii danbe bilaabay rasaas ay ku kala eryayeen dadkan oo dhamaantood ahaa shibil aan hubeysneyn, waxaa sidoo kale hawada magaalada lagu arkayey diyaarad ay leeyihiin shirkada saracen ee ciidamada Bada tababartay.

Dhinaca kale shacabka ayaa si weyn uga argagaxay rasaas xoogan oo ay ciidamada rideen kuwaasi oo ay ku jireen rasaasta hubka waaweyn ee tiknikada loo yaqaan. Waxaa xusid mudan mudaharaadyada ka dhacay Bosaaso maanta waxay ahaayeen kuwo aan wax rabshado ah wadan balse si nabad ah ku maray wadooyinka intooda badan, kahor intaan ciidamada kala yaacin dadkii isugu soo baxay bartamaha magaalada. Horey ayey u jireen mudaharaadyo rabshado watay oo magaalada ka dhacay.

Mudaharaadkan ayaa ah kii 5aad oo ka dhacay magaalada Bosaaso oo looga soo horjeedo dowlada uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Maxamed Faroole. Wuxuuna kusoo beegmayaa xili todobaadkan ay ciidamada iyo shaqaalaha dowlada ka gadoodeen mushahar la’ aan iyo hoos u dhigid lagu sameeyey mushaharkii ay qaadan jireen.

Horseed Media
News Desk
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Further protests against farole sham elections hit Puntl

Post by Southie4life »

Qardho


Image

Banaanbax balaaran oo ka dhacay magaalada Qardho
Waxaa maanta magaalada Qardho ka dhacay Banaan bax lagu taageerayo baaq uu shalay soo saaray Madaxweynihii hore Dowladda Puntland Gen:Cadde Muuse Xirsi kaas oo ugu hadlay xaaladaha siyaasadeed ee marayso Puntland.


qardhomudaharaad10may13-4
Banaanbaxayaashaan ayaa waxa ay socod ku soo mareen wadada laamiga ee dhexmarta magaalada Qardho, waxayna shacabka banaanbaxayey wateen boorar ay ku qoran yihiin halku-dhigyo ay ku taageerayaan baaqii Cadde, waxa ayna sheegeen in ay doonayaan in Puntland lagu dhaqo cadaalad iyo sinaan.

qardhomudaharaad10may13-1Banaanbaxaani ayaa waxaa ka hadalay C/llaahi Maxamed Barre Caato oo horey wasiir ugu soo noqday Puntland, waxa uu sheegay in lagu taageero baaqii shalay uu soo saaray Madaxweyhihii hore Puntland Cadde Muuse, waxa uu xusay in shacabka Puntland ay doonayaan Midnimo, in la soo celiyo gobolada Maqan, in ay dhacdo doorasho xor & xalaal ah, waxa uu sheegay in xisbiyada ka jira Puntland ay dowladda jirta kaliya ay dan ugu jirto taasina ay tahay cadaalad daro cad, waxa uu ku baaqay in la qabto shirweyne ay isugu yimaadaan issimada, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Puntland si looga hadlo xaaladaha siyaasadeed ee ka jirta Puntland.

qardhomudaharaad10may13-2Banaanbaxaani ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili maanta baanbax uu ka dhacay magaalada Bosaso kaas oo looga soo horjeeday dowlada isla markaana lagu taageerayey ciidamadii Darawiishta oo dhawaan ka gadooday mushahar la’aan iyo baaq dhawaan oo soo saaray madaxweynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi, waxaana horey magaalada Qardho ugu dhacay Banaanbaxyo loogu soo horjeeda siyaasadda Dowladda Puntland.

Horseed Media
News Desk
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Further protests against farole sham elections hit Puntl

Post by Ismail87 »

*looks at similar topics*

Smh you love chaos don't you?
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Further protests against farole sham elections hit Puntl

Post by Southie4life »

Ismaill87 wrote:*looks at similar topics*

Smh you love chaos don't you?
I'm not sure what you are saying? One protest is Bosasso and the other is Qardho. People are scared to come out due to the security forces heavy handed tactics.

I don't see any violence, weapons, damage to property taking place. How is this chaos? If anything this shows Puntland is different than other places in Somalia. People are not using gun.

People have a right to support and protest what they believe in. Unfortunately the sham elections, in which all of the so-called opposition (which is suppose to oppose) are remaining silent. Can you imagine that? Why aren't they attacking farole and telling people how (and where) they can do better for the people. The "elections" are what, 6 or 7 months away? What are they waiting for?

Look at AY time and how the opposition attack him (even look at Cade), but nope in these special elections everyone is quiet.

Farole will win by a landslide and the opposition leaders will be paid millions from him to show a facade of an elections.

In Puntland, Somalia, or anywhere else, have we ever seen such silent opposition?
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Further protests against farole sham elections hit Puntl

Post by quark »

Ismaill87 wrote:*looks at similar topics*

Smh you love chaos don't you?
:meles: allow amuraha sahal
User avatar
Ron
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 415
Joined: Sun Jan 01, 2012 9:22 am
Location: be good

Re: Further protests against farole sham elections hit Puntl

Post by Ron »

Southie4life MUST be Bahdir
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”