Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by AbkoowDhiblaawe »

Burco(Sh.M.Network) Wararka Ka Imaanaya Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa Ku soo Warramaya in dagaal Khasaaro Geystay Halkaasi uu ka soconayo.

Dagaalkaan oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beeleed ayaa inta La Ogyahay waxaa ku dhimatay 5 qof halka 30 Kale ay Ku dhaawacmeen.

Dagaalka ayaa La sheegay in uu Ka dhashay Dhismo Halkaasi Lagu dhisayo oo Labada Dhinac ay Ku Murmeen.

Dad Deegaanka ah oo halkaasi Ku sugan ayaa Shabelle u Xaqiijiyay in dagaalka uu u dhexeeyo Beesha Galbeed iyo Beesha Bari Sida ay hadalka u dhigeen islamarkaana Weli uu dagaalku uu Socdo.

Wixii Faah faahin ah ee ku aadan Dagaalkaasi Kala Soco Shabelle.net


:mindblown:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by Keyse_0208 »

Killing season is back in burco once again, the wild wild east of sl :snoop:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by Keyse_0208 »

Killing season is back in burco once again, the wild wild east of sl :snoop:
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by Kafkaesque »

Somalilanders are civilised, this is fake. :whoa: The civilian protesters killed yesterday was a case of mistaken identity, you see Somaliland is not Somalia, it is civil with civilised people living in a great civilisation. :steviej:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by AbkoowDhiblaawe »

Kafkaesque wrote:Somalilanders are civilised, this is fake. :whoa: The civilian protesters killed yesterday was a case of mistaken identity, you see Somaliland is not Somalia, it is civil with civilised people living in a great civilisation. :steviej:
yeah konfurians are bad :oops: :( :down:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by abdikarim86 »

:lol:

There was a fight between police and shicib because, some people were banned from
inay dooxa dhex mara Burco inay qodaan.

One guy died and then trouble started.

How that became a clan war where 5 people died
between HY and HJ in your news only God knows.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by AhlulbaytSoldier »

:mindblown:
The Habro wars is getting closer. H.J should not mess with the big boys :wow:
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by BigBreak »

faqash propaganda
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by Gantaal05 »

Is it Habro wars season? :lol: :lol:
User avatar
TheAspiringMufti
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 394
Joined: Thu May 09, 2013 4:42 pm
Location: The genius Hyuuga Neji will never be forgotten!

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by TheAspiringMufti »

Marwo-wars are back :wow:
User avatar
Ron
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 415
Joined: Sun Jan 01, 2012 9:22 am
Location: be good

Re: Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Post by Ron »

xan iyo been,
Uu fidiyay xaasid
Xeladayste caan baxay
Xal u hayn dalkiisii,
uu xagxago ma fiicnee…
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”