Page 1 of 1
Degaanka bancade iyo Socdaalkii Weriye Abdimalik Muse Coldon
Posted: Tue May 14, 2013 12:42 pm
by Bohol iyo karaman
Re: Degaanka bancade iyo Socdaalkii Weriye Abdimalik Muse Co
Posted: Tue May 14, 2013 5:37 pm
by Somalistan
Sacad Yoonis land.

War Bohol dhuul ficaan baad haysatiin maad hormaarisiin.
Re: Degaanka bancade iyo Socdaalkii Weriye Abdimalik Muse Co
Posted: Tue May 14, 2013 5:44 pm
by Bohol iyo karaman
runti hada waxad mooda in loo soo jeestey dhismahaa degaankaa, laakiinse waa degaan wado xumo ka jrto wuxunaa waxa laa qabaa degmooyinka bariga sland. Sanadba sanadka kaa sii danbeeya waa korayaa degaanku.
Re: Degaanka bancade iyo Socdaalkii Weriye Abdimalik Muse Co
Posted: Tue May 14, 2013 6:18 pm
by Somalistan
Wa ariin ficaan. I recognize the guy at 5:47 in the video that is Yaasin Saleeban (SY) one of the members of Talo and Tawfiiq committee.
Malin dhawayd waxan internetka ku arkay gar ahaan website la yirahdo SOL sawiiro ku sabsan deegaanadan. I have to say Bohol is a growing town with
schools, shops, party offices etc.
Bohol.
Re: Degaanka bancade iyo Socdaalkii Weriye Abdimalik Muse Co
Posted: Tue May 14, 2013 6:43 pm
by Bohol iyo karaman
Maaliinta sawirada laa qaaday waxan ku sugnaa Bohol, few days before the local election,
Re: Degaanka bancade iyo Socdaalkii Weriye Abdimalik Muse Co
Posted: Tue May 14, 2013 9:11 pm
by Somalistan
Waan gartay, wa xili barwaaqo dhuulka yahay. Qurux badana geelaha Sacad Yoonis, what is it called?