breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Moderator: Moderators
breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
He got the vote of 495 out of 500 delegates.
Two vice presidential candidates from gedo awlibaax and cali madoobe are waiting the result.
Published: May 15, 2013
Kn:Xarunta Jaamacadda Kismaayo oo saaka ay ka bilaabatay doorashada qofkii noqon lahaa madaxweynaha maamul goboleedka Jubba land ayaa goordhawayd lagu kala baxay kadib markii si aqlabiyad leh uu codka ergooyinka shanta boqol uu ku helay Sh. Axmed Maxamed Islaam oo ku magac dheer Axmed Madoobe.
Tiro Musharixiin ah ayaa madasha ku sugnaa waxayna ka hor inta aan laguda galin codbixinta uu mid kastaayi goobta ka jeediyay khudbad uu ku sharaxaayo waxa uu doonaayo inuu qabto.
Waxaa xaadir ahaa musharixiinta kala ah; Sh. Axmed Madoobe, Sh. Shakuul, Maxamed Nuur, Cali Diini iyo Hilowle Aadan.
Waxaa goobta ka maqnaa Prof. Maxamed Cabdi Gandi oo dadku aad u hadal haayay musharaxnimadiisa mudooyinkii u danbaysay, walow ayna jirin meel uu ku shaaciyay inuu u taaganyahay xilka madaxweynenimada gobolada Jubbooyinka.
Wararka aan ka helayno madasha shirka, codbixintu waxay u dhacday qaab gacan taag ah kadib markii musharixiinta qaar ay walaac ka muujiyeen sanaadiiqda codbixinta, taasi oo ay ku dureen in lagu shuban karo, waxayna ka doorbideen, xalaal iftiin baa la qashaa ee indheheenoo u jeeda codbixintu ha dhacdo.
495 cod ayaa waxaa ku guulaystay Sh. Axmed Madoobe oo ahaa gudoomiyihii ku meel gaarka ahaa ee Kismaayo, haatanna loo doortay inuu sanadaha soo aadan caynaanka u qabto maamul goboleedka Jubba Land oo ay ku midaysanyihiin sadexda gobol ee Gedo iyo labada Jubba.
Musharixiintii kale ee tartanka looga badiyay ayaa madasha uga hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee tartanka ooga guulaystay, waxayna Eebe ooga baryeen inuu u fududeeyo xilka culus ee dusha ka fuulay.
Hadaba, qaabkii doorashadu u dhacday iyo xafladihii damaashaadka ee ka danbeeyay kala soco wararkanaga danbe hadii Alle idmo.
KismaayoNews.com

Last edited by sahal80 on Wed May 15, 2013 8:47 am, edited 3 times in total.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
The rise of Bigfoots

Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
how can this ethiopian become leader of a neighbour country's province, most of his sub clan dont even live their according to the marehan that i know who wont accept this for sure
im sure their was vote rigging in addition to the vote being cast along family lines
a new war beckons

kenya via maalim and yusuf haji must have had a hand in this farce
- Ismail87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3417
- Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
- Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
A certain group won't be happy

-
Kafkaesque
- SomaliNetizen

- Posts: 527
- Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
450 out of 500 my ass, this is a mooryaan tactic of yours to make the election look bad, we will not be dissuaded by this mooryaan tactic, lets wait till the election result is out.
God I hate mooryaans, fuck.
God I hate mooryaans, fuck.
-
KartiHaween
- SomaliNetizen

- Posts: 920
- Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Masha Allah, what an exciting day.
Last edited by KartiHaween on Wed May 15, 2013 8:53 am, edited 1 time in total.
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5566
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Democracy at its best right there. For those of you out there who would like us to believe that democracy can never take root in the land of Somal, this flawless and fair election in Jubaland ought to serve more than enough to silence you and put your far-fetched theory to rest.
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Why are you insulting and your more budhcad. Keep it professional or get out of the thread.Kafkaesque wrote:450 out of 500 my ass, this is a mooryaan tactic of yours to make the election look bad, we will not be dissuaded by this mooryaan tactic, lets wait till the election result is out.
God I hate mooryaans, fuck.
I gave him more 46 votes, I actually he got 494 out of 500 votes. Don't shoot the messenger.
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
^^superlander wrote:![]()
how can this ethiopian become leader of a neighbour country's province, most of his sub clan dont even live their according to the marehan that i know who wont accept this for sure
im sure their was vote rigging in addition to the vote being cast along family lines
a new war beckons
this is one of the reasons idoors shouldn't talk about Konfur affairs, mala yacni fock.you have a picture as mengistu the guy who was fighting against Somalia and you're accusing someone else for being ethiopian

Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
superlander wrote:![]()
Fixed!
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
kkkkkkkk so why would u bark about the election of prez hassan sheikh just because this is a darrod farce, both hassan and the ethiopian madoobe were picked by a few hundred delegates not the general publicbarbarossa wrote:Democracy at its best right there. For those of you out there who would like us to believe that democracy can never take root in the land of Somal, this flawless and fair election in Jubaland ought to serve more than enough to silence you and put your far-fetched theory to rest.
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
marehan shouldnt allow themselves to be domesticated by the cagdheers lol
Re: breaking News: madoobe wins jubbaland presidential race
Khalid Ali,
fishing from Somali tribes. You'll gain nothing from it.
You shall be worrying about Airspace news, not JL presidential election.
Besides don't get banned your self, the site has new rules.
fishing from Somali tribes. You'll gain nothing from it. You shall be worrying about Airspace news, not JL presidential election.
Besides don't get banned your self, the site has new rules.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 926 Views
-
Last post by Anab
-
- 20 Replies
- 1692 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 818 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 29 Replies
- 3142 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 14 Replies
- 1061 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 3 Replies
- 641 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 7 Replies
- 995 Views
-
Last post by Django
-
- 22 Replies
- 3282 Views
-
Last post by AbdiJohnson