President Farole Congratulates Amirka Jubaland
Posted: Wed May 15, 2013 10:01 am
"Madaxweynaha dawalad Puntland Mudane Abdirahman Sheikh Mohamoud Faroole ayaa khadka Telefonka ugu hambalyey Madaxweynaha cusub ee Jubbalana Ahmed Mohamed Islaan ( Ahmed Madoobe).
Afhayeenka Puntland Mudane Libaax-Joore ayaa intaa ku daray in labda Madaxweyne ay ka Wada hadleen sidi iskaashi iyo wax wadaqabsi u dhax Mari lahaa shacbiga iyo xukunadaha labda maamul goboleed, iyo sidi ay si wedajir ah gacan ugu siin lahaayeen dawlada federalka ah ee soomaliyeed sidii ay ugu guuleysan laheyd nabdeynta,dibu heshiisinta iyo dibu dhiska guud ee shacbiga soomaliyeed meel kasta uu joogtaa."
We need Puntland-Jubaland defence and trade pacts, next, Bosaso and Kismayo should be made twin cities like Garowe and Garissa