1. Hawiye (Sheekhaal, Gaaljecel, Coormale, Ajuraan)
2. Digil iyo Mirifle (Dabarre, Macalin Weyne, Hubeer)
3. Dir (Biimaal, Madaluug, Daagsan, Fiqi Muxumad, Surre)
4. Daarood (Sade, Leelkase, Awrtable, Dhulbahante)
5. Jareer/Mushunguli iyo Baajuun waxaa madaxwayne loogu doortay mudane Barre Adan Shire (Barre Hiirale), shirkan ayaa lagu qabtay huteel kuyaala Kismaayo, dadkan ayaa ka xanqaaday qaabka loo maamulay shirka iyo dadka diiday in shirku uu noqdo shir Soomaali.
Beesha Kablaxlax oo iyadu diiday inay raacdo qorshaha dawladda Soomaaliya iyo qorshaha ay wadaan inta badan qabiilada Labada Juba iyo Gedo dago ayaa maanta iyaguna ku doortay Axmad Madoobe oo aan ahayn muwaadin Soomaali ah, meelishiyana ku heysta magaalada Kismaayo.
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo Madaxwayne Barre Aden Shire


