Barre Adan Shire (Barre Hiraalle) oo laga taaxaabay hoygii uu ka deganaa magaaladda Kimaayo.
War hadanu naga soo gaaray magaaladda Kismaayo ayaa shegaya in ciidamadda Amaanka magaaladda Kismaayo ay ka taxaabeen Col Barre Adan Shire (Barre Hiraalle) hoygii uu ka degenaa magaaladda Kismaayo,
Wararku ayaa waxa intaas ku dareen in lagu qaaday Barre Hiiraale gaari qunfulan oo ay leyihiin ciidamadda amaanka waxaana la geeyay garoonka diyaaradaha magaaladda Kismaayo mana jiro fahfaahin intaas dhafsan.
Dhanka kale Barre ayaa sheegtay in shaley loo doortay madaxweynaha Jubalaand kadib markii si rasmi ah loogu doortay Sh Axmed Maxamed Ismaan (Axmed Madoobe) madaxwenahii ugu horeeyay ay yeeshtaan gobolada Jubalaand shaleytow.
Barre Adan Shire ayaa saak sawiro iyo calamo u soo qeeybiyay koox isaga taagyeera u ah oo u badnaa haweyn iyo caruur uu qalday.
IjaraNews
Gaarisa
from:
http://ijaranews.com/newsdetails.php?su ... om=&ucat=1&
we'll find out if there any truth to this in the coming hours.