BREAKING NEWS WAFDI DOWLO IN KISMAYO IN TALKS WIT PR BARE

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

BREAKING NEWS WAFDI DOWLO IN KISMAYO IN TALKS WIT PR BARE

Post by CoolPoisons »

Wafdi ka socda doowlada FS oo gaaray Kismaayo

Wafdigaan ka socda doowlada Soomaaliya oo isugu jira Xilibaano iyo Saraakiil Ciidan, oo halkaas u tagay sida lasheegay qaabkii ay isugu keeni lahaayeen dhinacyada isku haya siyaasada Jubooyinka, ayaa maanta waxaa la filayaa ineey kulamo la qaataan garabka doortay Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale).

Xubin ka tirsan garabka Barre Hiiraale, ayaa warbaahinta Muqdisho u xaaqiijiyay in ay kulan la qaadan doonaan wafdiga ka socda doowlada eek u sugan magaalada Kismaayo, waxaana doowlada uu ka dalbaday ineey la shaqeeyaan maamulka uu hogaaminayo Barre Hiiraale.

Barre Hiiraale oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha madaxweynaha maamulkalamagac baxay jubaland, ayaa waxa uu sheegay in wafdigaas uu ku suganyahay magaalada Kismaayo, waxaana uu dhinaca kale sheegay in doorashadii shalay Kismaayoka dhacday ay u dhacday si wanaagsan.

Kismaayo, waxaa hada ku sugan labo madaxweyne iyo laba maamul, iyadoo mid walbana uu sheeganayo in isaga uu yahay kan ay dadka deegaanka doorteen, wasiirka arimaha gudaha doowlada FS C/kariin Xuseen Guuleed, oo barta uu ku leeyahay Twitter-ka soo dhigay fariin gaaban, ayaa sheegay in doowlada ay marnaba aqbali doonin doorashada Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe, ayaa isaga taageero weyn ka haysta Cidamada Kenya eek u sugan Kismaayo, kuwaasoo siyaasiyiinta iyo shaqsiyaadka kasoo horjeeda shirka Kismaayo maalmahaan kasoo celinayay Hawada Kismaayo.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: BREAKING NEWS WAFDI DOWLO IN KISMAYO IN TALKS WIT PR BAR

Post by BigBreak »

fed endorsement of barre is needed as he is the legit leader
User avatar
Magnusomalius
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Fri Apr 05, 2013 3:25 pm

Re: BREAKING NEWS WAFDI DOWLO IN KISMAYO IN TALKS WIT PR BAR

Post by Magnusomalius »

Barre Hiraale has done a good thing here
If anything he should only consider taking himself out of the pic when the former terrorist under the services of the Kenyans does the same .
This guy is a hero , he might just have saved Kismayo
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: BREAKING NEWS WAFDI DOWLO IN KISMAYO IN TALKS WIT PR BAR

Post by BigBreak »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”