Page 1 of 1

Khatumo Welcomes President Madoobe

Posted: Thu May 16, 2013 7:27 am
by Guul13
Madaxweyne Indhosheel oo hambalyo u diray Madaxweyne Madoobe

http://www.abyanmedia.com/soomaaliya/it ... ed-madoobe

---------------------------
Maxamed Yuusuf Jaamac oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka Khaatumo ayaa soo dhaweeyey doorashada la doortay Madaxweyne Axmed Madoobe.
Wuxuu sheegay inay ku faraxsan yihiin ka maamul ahaan doorashadaas, wuxuuna hambalyey dhamaan shacabka deeganada Jubooyinka iyo Gedo.

http://horufadhi.com/2013/05/16/maamulk ... edhagayso/

:stylin:

Re: Khatumo Welcomes President Madoobe

Posted: Thu May 16, 2013 8:23 am
by MarsinQorahay
Waalaga qaaday walalaheen dulbahante, they are the invited VIP Peoples among Puntland :blessed: