Agaasimaha hay'adda HIRDA, Faaduma Faarax oo u warramaysay HOL ayaa sheegtay in ujeeddada kulankoodan uu yahay inay ku dhiirri-galiyaan ka qayb-galayaasha shirka inay qayb ka qaataan dhismaha dalka Soomaaliya. Sidoo kale kulan ayaa ahaa mid ay hay'addu ku xusayso sannad-guuradii 15-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay.





http://www.hiiraan.com/news/2013/May/wa ... -21949.htm