AMSIOM oo ka Hadashay Aragtideeda ku Aaddan Maamullada Iska soo horjeeda ee looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo
Sabti, May 18, 2013 (HOL) — AMISOM ayaa muujisay mowqifka ay ka taagan yihiin maamullada looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaasoo u muuqda inay iska soo horjeedaan.

Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumud oo ayaa sheegay inay si dhow u eegayaan xaalada ka taagan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay kuwada sugan yihiin labada madaxweyne oo mid walba uu sheegayo in isaga loo doortay xilka madaxweynenimo ee maamulka Jubaland.
http://hiiraan.com/news/2013/May/warark ... -21950.htm


hes Afar wit issa mom
odd position to put an afar in.
