Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by xaliye123 »

Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya halkaasi inay isku fara saareen Labo Malayshiyo Beeleed oo deeganadaasi wada daga.

Afhayeen u hadlay Maamulka dowladda ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa u sheegay Saadaal Media Isniintii in ay gaareen deegaanka Mayoongaale oo kamid ah deeganadii ay Malayshiyo beeleedu dabka qabadsiiyeen, waxaana uu xusay halkaasi inay ku basbeeleen guryo dhowr ah oo ay daganaayeen dad reer Miyi ah.

Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa xusay Maamulkoodu inuu gurmad balaaran u fidiyay dadkii dhibaatadu kasoo gaartay dabka isla markaana ay ku howlanyihiin sidii aysan markale usoo laaban lahayn arinatani.

Waxaa uu Tibaaxay dadkii ka danbeeyay mashaqadani inay ku raad joogaan dhawaan ay filayaan inay gacanta kusoo dhigi doonaan isla markaana sharciga lala tiigsan doono.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by quark »

:mindblown: when will this niggaz get tired of qabil wars?
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by xaliye123 »

quark wrote::mindblown: when will this niggaz get tired of qabil wars?

never.
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by Ismail87 »

It's funny how SFG is avoiding Shabeelada Hoose oo belo oo dhani ka socoto. It is probably the most focked up region in Somalia right now; Al shabaab, Isbaaro, clan warfare, corupt officials.. I mean the whole lot.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by xaliye123 »

Cadaalad darada ay dawladu wado malinba maalinta kasii dambaysa way soo ifbaxaysaa.

Habeen horena vilasomaliya in la dukheeyaya waad ogayd.
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by SecretAgent »

xaliye123 wrote:Cadaalad darada ay dawladu wado malinba maalinta kasii dambaysa way soo ifbaxaysaa.

Habeen horena vilasomaliya in la dukheeyaya waad ogayd.
ur biggets city garrisa was destoryed by kenya , now ogs only have villages everywhere thy go thy end up in a small village
:whew:
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by Ismail87 »

xaliye123 wrote:Cadaalad darada ay dawladu wado malinba maalinta kasii dambaysa way soo ifbaxaysaa.

Habeen horena vilasomaliya in la dukheeyaya waad ogayd.
Khiyaali bay ku nool yihiin markaasay munaafaqnimana u dheertahay
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by xaliye123 »

SecretAgent.

I don´t know who you are and who you represent or what clan you are, so f´´k off please.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Dagaal ka qarxay Shabeelada Hoose.

Post by Rightwing »

:lol: @ halkaasi inay isku fara saareen......waar ma hablaa is fara saaray?
RIP afsoomaaligii.....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”