govt: we have no army in kismayo
Posted: Tue May 21, 2013 3:32 am
Basically he portrayes them as clan militias.
Things have gone wrong in there but I guess its because they don't want to be seen as part of the conflict when they are supposed to come up with the solution.
I don't think they are sending somali forces at this moment but more ciidan amisom.
" Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaacisay inaysan wax ciidan ah ka joogin gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay ku suganyihiin hadda 5-madaxweyne oo uu mid kasta sheeganayo inuu yahay kan sharciga ah.
Taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee gobolada Jubbooyinka Col. Faarax Makooma oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan wax ciidan ah ka joogin haba yaraatee gudaha magaalada Kismaayo, wuxuuna intaasi ku daray inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ciidan dowladeed ay ka howlgalaan gudaha magaalada Kismaayo oo uu hadda ka jiro is jiidjiid xoogan.
“Waxaan idiin sheegayaa in dowladda Soomaaliya aysan wax ciidan ah ka joogin gudaha magaalada kismaayo, waxaana cadeynayaa in ciidamada jooga Kismaayo ay gedigooda yihiin ciidan beeleed oo aysan jirin ciidan si toos ah u hoostaga dowladda Soomaaliya, laakiin sidaasi oo ay tahay gobolada Jubbooyinka qaarkood waxaa ka howlgala ciidamada dowladda Soomaaliya, balse Kismaayo ma joogaan” ayuu yiri taliyaha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolada Jubbooyinka Col. Faarax Makooma.
wuxuuna dowladda Soomaaliya ugu baaqay in si degdeg ah ay ciidamado u geyso gudaha magaalada Kismaayo si ay arrinka u qaboojiyaan".
Other news
The govt has called back all its ambassadors across the world.