Qaar kamida ciidanka ayaa usii gudbatay tuulada Taabta iyagoo sida lagu soo waramayo ku wajahan magaala madaxda gobolka Jubbada dhexe ee Bu’aale oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab.
Gudoomiyuhu ma sheegin tirada ciidanka maanta gaadhay Dhoobley.Dalka Sierra Leone ayaa ku yaboohay 850 askari oo kamid noqon doona howlgalada nabad ilaalinta AMISOM kuwaas oo la sheegay inay ka howlgali doonaan Jubooyinka iyo Gedo.
Manshallah another Absame city being liberated, Buale the capital of Jubaland.
