Link
Militias in Hiiraan will hand over weapons to Ciidamada
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- GeoSeven
- SomaliNet Super

- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Militias in Hiiraan will hand over weapons to Ciidamada
Clan elders promised to hand over weapons to government troops. Ragtag militias have to be disbanded



Link
Link
Re: Militias in Hiiraan will hand over weapons to Ciidamada
Maashallah xataa waxee doorteen gudoomiyo dhaqameedka cusub ee beelaha hiiraan shaley
Maleeshiyo majoogto aan ciidanka dolada iyo al shabaab aheen lakin waa hubka qabiilada u gaar ka ah sida marka ceelasha ama beeraleda isku dhacaan.
Warniyoo hiiraan odey ee ubaahneed mashallah laqanyo misawirada hoose wuxuu ku tagey tuulooyin waqooyiga sida kabxanleey meeshaasoo bil ka hor beeraleey dir ah iyo hawadle isku dhaceen inkastoo markiiba ciidan udiray. Kabxanleey waxey kutaalaa dhinaca wabiga galbeedka highwayga intaan feerfeer la gaarin
Nimankii al shabaab ahaa shaley jajeeleey xoolihii ka dheceen waxey kusoo duuleen farlibaax iyo tuulooyin gudaha ethiopia oo saacado heesteen lakin new policeka ee dagaal qaraar kadib isaga baxeen
Hada waxee ku noqdeen ceelcali. Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka oo far libaax xadka bakool, hiiraan iyo ethiopia ka soo jeedo wuxuu sheegey in in xoolihii dadka dhaceen inkastoo ay iska caabiyeen laakiin kagadaal ay qabsadeen loona gurmandoono.
Jabouti oo shaley sheeget ineey qaadatey 500 askar cusub tababar siineeso mashallah ciidanka waa sii badanayaa

Maleeshiyo majoogto aan ciidanka dolada iyo al shabaab aheen lakin waa hubka qabiilada u gaar ka ah sida marka ceelasha ama beeraleda isku dhacaan.
Warniyoo hiiraan odey ee ubaahneed mashallah laqanyo misawirada hoose wuxuu ku tagey tuulooyin waqooyiga sida kabxanleey meeshaasoo bil ka hor beeraleey dir ah iyo hawadle isku dhaceen inkastoo markiiba ciidan udiray. Kabxanleey waxey kutaalaa dhinaca wabiga galbeedka highwayga intaan feerfeer la gaarin
Nimankii al shabaab ahaa shaley jajeeleey xoolihii ka dheceen waxey kusoo duuleen farlibaax iyo tuulooyin gudaha ethiopia oo saacado heesteen lakin new policeka ee dagaal qaraar kadib isaga baxeen
Hada waxee ku noqdeen ceelcali. Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka oo far libaax xadka bakool, hiiraan iyo ethiopia ka soo jeedo wuxuu sheegey in in xoolihii dadka dhaceen inkastoo ay iska caabiyeen laakiin kagadaal ay qabsadeen loona gurmandoono.
Jabouti oo shaley sheeget ineey qaadatey 500 askar cusub tababar siineeso mashallah ciidanka waa sii badanayaa

- GeoSeven
- SomaliNet Super

- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Militias in Hiiraan will hand over weapons to Ciidamada
Admin building in this region should be a model for the rest of the regions 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Militias in Hiiraan will hand over weapons to Ciidamada
Try to achieve something before getting on your high horse.
- GeoSeven
- SomaliNet Super

- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Militias in Hiiraan will hand over weapons to Ciidamada
Hiiraan is completely in line with the Federal goverment. I think they earned the right to sit on a high horse in Somalia for now alongside other regions like Gedo, Bay, Banadir and Middle Shabeele.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1302 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 521 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 23 Replies
- 3135 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 677 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 27 Views
-
Last post by Shirib
-
- 3 Replies
- 666 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 7042 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 36 Replies
- 3060 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 1 Replies
- 462 Views
-
Last post by StormShadow