Dowlada Ingiriiska oo si dadban u taageertay Jubbaland State

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Dowlada Ingiriiska oo si dadban u taageertay Jubbaland State

Post by MarsinQorahay »

Dowlada Ingiriska oo dhawanahaan kaalin muqata ka qadanaysay arimaha Somalia ayaa waxaay marki ugu horaysay ka hadashay mowqifkeeda ku adan arimaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.


Wasiirka Arimaha Afrika ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa shalay si toosa uga jawaabay su’aalo u furnaa in qofkii doonaa weydiiyo barta twitter.



Wasiirka oo isla markaana ah mudane Baarlamaanka UK katirsan ayaa qiyaastii 45 su,aalo uga jawabay barta twitter ayado su,alahaasi ay kaalin muuqata uga jirta arimaha maamul usameynta jubboyinka iyo gedo.



Su,aashi ugu cuslayd ee Wasiirka la waydiyo ayaa ahayd Sidan,

Kenya waxay wiiqeysaa dowladda Soomaaliya iyo dadaalka Britain ee ah in la xasiliyo Soomaaliya Waa maxay mowqifka UK ee Jubbaland ?

Wasiirka Arimaha Afrika ee dowladda Britain, Mark Simmonds waxaa uu ku jawabay Gobolku wuxuu xuddun u yahay ammaanka iyo xasilloonida Soomaalia. In xal laga gaaro UK waxay kala shaqeyneysaa dhammaan dhinacyada ay ka mid tahay Kenya.


Jawaabta Wasiirka Arimaha Afrika ee dowladda Britain, Mark Simmonds ayaa waxaay tahay mid si dad ban logu taageraayo Dadaalada Maamul usameynta Jubboyinka iyo gedo oo ay kaalin muqata ka qadanayaan dadka daga 3 dan gobol iyo Dowlada Kenya oo dhanka farsamada ka taageraysa.


Wadamada Reer Galbeedka ee ay ugu horeeyaan wadamada Faransiiska , Norway , Ingiriska iyo Wadanka Japan ee dhaca qarada asia ayaa waxaay si weyn u tagersan yihiin baahinta nidamka fadaralka Somalia iyo dhismaha Maamul Goboleedka Jubbaland State.

http://kismaayo24.com/ :damn: GUUL DAROOD GEERI HAWIYE! :stylin:
User avatar
Magnusomalius
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Fri Apr 05, 2013 3:25 pm

Re: Dowlada Ingiriiska oo si dadban u taageertay Jubbaland S

Post by Magnusomalius »

ridiculous title
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”