Page 1 of 1

Dhibaatada qaadka iyo Il-dab

Posted: Fri May 24, 2013 1:59 pm
by KingWaslawi

Re: Dhibaatada qaadka iyo Il-dab

Posted: Fri May 24, 2013 2:04 pm
by KingWaslawi
Naayaa naayaa naayaa, naa naga fur albaabka, wallaahi inaan ilaahow kaaga siine :steviej:

Re: Dhibaatada qaadka iyo Il-dab

Posted: Fri May 24, 2013 2:23 pm
by salool
lool@ is facastey, facastey oy finan ka so yaacen fikir awgi. :lol:

Haye, the moral of his calaacal wa maxay, ma nimanka jaad ha cunaane iska daaya.Qashinkaas ba aduunka rogay. :down:

Re: Dhibaatada qaadka iyo Il-dab

Posted: Fri May 24, 2013 2:29 pm
by KingWaslawi
Salool maya walaal, wuxuu leeyahay, hablihiina guur bay idinka filayaan ragow, oo siday marna maryo fashion ah u qaadanayeen, marna isu nuurinayeen, ayaa wajigii finan ka yeeshay...Idina qaad baad ku foorataan, he is talking all somali men in general, iyo balwada ragga Soomaaliyeed oo dhan.

Re: Dhibaatada qaadka iyo Il-dab

Posted: Fri May 24, 2013 2:48 pm
by salool
lool nin jaad cuna naag uma baahna yaa yidhaah, singlnimadoodas ba lo qaatey wax ay naag ku kordhinayan ba iska yar.