Marwo Fawziya Y.Haji the most hated in the houses of Kenyans
Posted: Sat May 25, 2013 8:49 am
Dhagayso- Wasiirada Arimaha Dibada Soomaaliya Fowsiya oo si qaldan bulshada u fahansiinaysa Waxyaabaha kasoo baxay Shirkii IGAd ee arimaha jubooyinka
Magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa ku shiray Wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka hadlay arrimaha Somalia iyo Jubooyinka.
Guddi xaqiiqo raadin ah ayaa dhowaan ka soo noqday Muqdisho iyo Kismayo oo shirar kala duwan la galay madaxda DF, maamulka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Jubooyinka iyo Gedo.
Waxay soo diyaariyeen warbixin dheer iyo talooyin halkaan hoose riix si aad akhrisatid:
REPORT-ON-THE-IGAD-MISSION-TO-MOGADISHU-AND-KISMAYO-16
Wasiiradda arimaha dibada DF Somalia Fawsiyo Xaaji Aadan oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay hadal ka duwan kan ku cad Warbixinta IGAD iyadoo aad moodo iney si qaldan bulshada uga dhaadhicinayso Wax aan ahayn wixii lagu yiri Dowlada Federaalka ah ama ay aqbaleen waxay tiri “Booqashadii IGAD ee Muqdisho iyo Kismaayo waxaa kasoo baxay in Dowlada la fuliyo sidii ay dooneysay, shirka Wasiirada IGAD waxaa lagu heshiiyay qodobo ay ka mid tahay in DF hogaanka u hayso hanaanka maamulada dalka loogu samaynayo balse aysan dhicin in kii Jubaland ay maamusho Dadka deegaanka ayay u taal hawsha maamulka la dhisayo balse dib u heshiisiin ayaan ku baaqanaynaa iyo in la wada hadalsiiyo dadka goboladaasi degan iyo intii nabada jecel Sidii aan doonaynay bay noqotay war-murtiyeedkii ka soo baxay IGAD ,caawana waxa saxiixi doonaa madaxda dalalka ku jira ururka qodobada lagu heshiiyay, ayay tiri Fowsiyo oo la hadashay VOA.’, ayay tiri.”.
Warbixinta IGAD waxaa ku cad in Dowlada Jubaland iyo Dowlada federaalku ay wada hadlaan ayna Dowlada Jubaland yimaadaan Muqdisho, waxaana wadahadalkaas ukala dabqaadaya IGAD
Shir ayay sheegtay in Muqdisho la isku imanayo kaasi oo loo qabanayo bulshada kala duwan ee gobolada Jubooyinka iyo Gedo uuna yahay mid dib u heshiisiin ah islamarkaasina aysan jirin maamul lagu samaynayo.
Mar wax laga waydiiyey wasiirada waxa DF xooga u saarayso maamulka Kismayo ayay ku macneysey in dalalka deriska ah ay ka cabteen nabadgelyo xumo loo baahanyahay in si deg deg ah maamul DF ugu sameyso Jubooyinka.
Dhinaca kale Warbixinta IGAD waxaa ku cad in Dowlada Federaalku ay ka shaqayso iney dib u heshiisiin dhexdehigto Dowlada Jubaland iyo kooxaha Wax saluugsan.
15-kii May,2013 ayaa Kismaayo loogu doortay Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Madoobe ,iyadoo ay jireen dadweyne farabadan iyo dhinacyo ay Kenya iyo Puntland ka midtahay oo soo dhoweeyey.
DF ayaa ka soo horjeesatay horeyna ku tilmaamtay shirka Kismayo sharci darro ,waxana jirtay in kulamo badan oo ay la yeesheen maamulka Kismayo ku soo dhamadeen isfahan waa iyo kala aragti duwanaansho.
Hogaanka sare ee DF Somalia ayaa dadka qaarkiis ku eedeeyaan inay Kismayo uga mashquuleen hawlihii loo baahnaa inay wax ka qabtaan sida amaanka Muqdisho oo ay ka dhacaan weeraro iyo dilal qorshaysan.
Iskusoo duub oo Warmurtiyeedka IGAD ee ku aadan Jubaland ayaa ah mid si cad Dowlada federaalka ah ay ugu guul dareysatey iney burburiso Dowlada Jubaland, iyadoo dhinaca kale warmurtiyeedku muujinayo in Dowlada Jubaland ay buuxisey sharuudihii Dastuuriga ahaa,lakiin ay jiraan waxyaabo yaryar oo loo baahan yahay in la dhamaystiro ama la soxowaxaana hada la wadaa in la wadahadalsiiyo Dowlada federaalka ah iyo Dowlada Jubaland,