Page 1 of 1

Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/land

Posted: Sat May 25, 2013 10:25 am
by Khalid Ali
Warbixin: Pro Samatar oo Somaliland uga digay inay dabacsanaan umuujiyaan dowlada Soomaaliya
Published on May 23, 2013 by bilal

Prof. Axmed Ismaciil Samataroo dhawaan bedelay mowqifkiisii uu mudada dheer ugu ololayn jiray Midnimada Somaliweyn, ayaa dawladda Somaliland u soo jeediyay inaanay wax debecsanaan ah u muujin Soomaaliya.

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo hada ku sugan Copenhegan ayaa oo ka hadlayay kulan jaaliyadaha ku dhaqan caasimada Denmark ee Copenhegan oo ay ka qaybgaleen Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan halkaa, ayaa sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin laba aad u kala fog oo aan waligood isa soo gaadhayn, maadaama oo Somaliland ay muddo 22-sanno ah ku talaabsatay hourumar aad u balaadhan oo la taaban karo, halka Soomaaliya 22-kaa sannadood ay ku jirtay bur-bur iyo dawlad la’aan.

Aqoonyahan Samatar isagoo arrintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi “Waxaan Leeyahay Soomaaliya reer Somaliland ma soo gaadhi karaan, waayo dawlad Iyo Maamul ayaa ka jiray 22-Sano ee Horta xaqiiqada Ogaada reer Somaliya, tan kale waxaan leeyahay reer Somaliland markaad Shirarka Imanaysaan Somaliyana Aad Isa soo Hor Fadhiisanayasaan waa Inaad Qodobo Adag wadataan.”

Prof Samatar waxa uu Somaliland u soo jeediyey in aanay marnaba u dabcin Soomaaaliya, isagoo yidhi, “Qadiyada Somaliya Iyo Somalilabnd Waxaan Ku talinaya Somaliland Inaanay Marnaba u debcin Somaliya, Waxaan Taas U Leeyahay Somaliland maanta Waa Laba Iyo Labatan Jir, Somaliyana wali qas ayaa Ka jira kamana Muuqato Inay U dhalatay dawlad Adagi Waayo.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay hourmarka ay Somaliland gaadhay, isagoo arrintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi “Anigu waxaan Ka oo Jeeda Somaliland Waan Ku farxsanahay Horumarka iyo wanaaga ay Muujiyeen Waxana Jeclahay In Dhibka Kajira Bariga Somaliland La xaliyo Laysna Af Garto.”

Mar uu ka hadlayay mawqifkii hamigiisa ee arrimaha Somalia, waxa uu Prof. Samatar sheegay in uu ka mid ahaa asaasayaashii ururka Hiil-qaran, iyadoo ujeedada ururkaas loo sameeyena uu ay ahayd in la helo wixii la isku odhan jiray soomali wayn, taasina ay noqotay mid aan suurto gal ahayn.

Aqoonayahan Samatar waxa uu madashaa ka sheegay in ay talooyin usoo jeediyaan Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, taladaas oo ku saabsan qadiyadda Somaliland, isagoo arrintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi Prof. Samatar “Talooyinkii aanu xasan Usoo Jeedinay ee Ku Wajahnaa Somaliland Iyo Soo Dhawaynteeda Muu Yeelin Kuwii Ka Horeeyayna may Yeelin.”

Prof. Ismaaciil Samatar waxa uu sharaxaad ka bixiyay waayo aragnimadiisa shirarkii uu ka qayb galay ee arrimaha Soomaaliya, isagoo yidhi, “Anigu Axmed Ismaaciil Samatar Ahaan waxaan ka qayb Qaatay 30 Sodonkii Sano ee U dambeeyay Shirar Badan oo Muhiima oo calamak Iyo Somaliba aan kala qayb qaatay Xag Siyaasadeed Iyo xag ganacsiba Maan Arag Meel Ay Somaliya Ku Amaanayso Sonmaliland.”

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 10:28 am
by qoraxeey
:-@ :-@

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 10:30 am
by Khalid Ali
Professor samatar , Somaliland should never give in to the interests of Somalia and what she wants he said,he also said that he is a Somalilander and proud of Somaliland achievements. He also stated that Somalia will never reach the stage of Somaliland :demonic:

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 10:36 am
by AhlulbaytSoldier
That loser is the most calaacal person of 2013.
Does he now want to become president of maamulka waqooyi loool

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 10:43 am
by Khalid Ali
Axmed samatar is visiting Somaliland next month after 19 years. No i dont think he wants to run for office in SL and i think that is very impossible. Maybe VP, but for now its good that the professor remains away from Politics. The man has great ideas and knows allot about state building and good governance. He really wanted to help the walanweyns.He deeply cares about the walanweyns he visited dadaab xamar and even tried to be an MP but he saw how ineffective that parliament is , so he wants to help using other methods.

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 10:51 am
by AhlulbaytSoldier
We dont need help from someone who made kufr statements in the past.
Isaaq can have him, we wont miss that sore loser.

Its not like ictiraaf will come should samatar be elected as president in maamulka waqooyi. :mindblown: Riyaale was before ceeb aanyo , nothing happened. :blessed:

Another Gudabursi guy took his chair in the parliament. Bye Samatar, u wont be missed. :up:

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 10:54 am
by barbarossa
Prof. Samater bowing out of Somali Proper politics and entering what for him must be an uncharted waters of provincial politics in our Northern enclave, Somaliland? If turns out to be true, I have got only two words to say about it all: Good riddance!!

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 11:24 am
by Magnusomalius
They all make the same mistake , every somalilander who was once "dirta waqoyi" whether they are gadabursi or Isaaq .
They went to Mogadishu on their own , couldn't either get along with the folks down there or couldn't get anything done , then they all come back to Somaliland and say : "fuc,k Somalia" :lol:

My friends , the difference between a leader and a somebody driven by ego is
1/ Timing
2/ Situational awareness
3/ what we call in French " avoir un certain flair" , ability

I have learned that watching when i was kid the 'tour de France" , as far as when to get open for an attack and when not. We will get there , I guarantee it

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 11:29 am
by Rightwing
Magnusomalius wrote:They all make the same mistake , every somalilander who was once "dirta waqoyi" whether they are gadabursi or Isaaq .
They went to Mogadishu on theor own , couldn't either get along with the folks down there or couldn't get anything done , then they all come back to Somaliland and say : "fuc,k Somalia" :lol:

My friends , the difference between a leader and a somebody driven by ego is
1/ Timing
2/ Situational awareness
3/ what we call in French " avoir un certain flair" , ability

I have learned that watching when i was kid the 'tour de France" , as var as when to get open for an attack and when not .

quel type!! c'est le cas de le dire

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 11:30 am
by Khalid Ali
Magnusomalius wrote:They all make the same mistake , every somalilander who was once "dirta waqoyi" whether they are gadabursi or Isaaq .
They went to Mogadishu on their own , couldn't either get along with the folks down there or couldn't get anything done , then they all come back to Somaliland and say : "fuc,k Somalia" :lol:

My friends , the difference between a leader and a somebody driven by ego is
1/ Timing
2/ Situational awareness
3/ what we call in French " avoir un certain flair" , ability

I have learned that watching when i was kid the 'tour de France" , as far as when to get open for an attack and when not. We will get there , I guarantee it

Mingus are you not a dirty woqoyi your self :P

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 12:38 pm
by Rabshoole
:childplease:

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 4:04 pm
by original dervish
Nigga you aint French. :snoop:

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 4:10 pm
by Hodan94
LMao all the dirty waaqoyis coming back home we have samatar and now saado Ali ... If u guys havent realised I saw her on youtube at some 18 may event.
no matter how much they try and diss somaliland they all end up coming home and repenting.
long live somaliland
somaliland allow dhoor.

Re: Prof Samatar, Somalia will never reach the stage of S/la

Posted: Sat May 25, 2013 4:18 pm
by Magnusomalius
original dervish wrote:Nigga you aint French. :snoop:
:lol:

The Tour de France is a bycicle race across France


http://en.wikipedia.org/wiki/Tour_de_France


Image