Alshabaab captures a town inside Kenya lol
Posted: Sat May 25, 2013 2:24 pm
Ururka Alshabaab ee ka dagaalama soomaaliya oo la wareegay magaalo ku taala gudaha dalka Kenya.

Ururka ka dagaalama soomaaliya ee loo yaqaano Alshabaab ayaa galabta abaarihii 04-00pm saacada geeska afrika la wareegay magaalo ka tirsan gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya,Magaaladan oo hoos timaada gaarisa una jirta ilaa 95km oo la yiraahdo dhamaajaaley ayaa la xaqiijiyey in galabta ay gashay gacanta ururka alshabaab.
Mid kamid ah dadka kazoo jeeda deegaankaas ayaa u xaqiiyey Raasmedia in magaaladaas ay hada ku jirto gacanta ururka alshabaab,ilaa iyo hada qasaaraha halkaas ka dhacay waa 7 qof oo geeriyootey oo uu ku jiro duqii magaalada,askar booliis ahayd iyo dad rayid ahba.
Waxaa dariiq walboo magaalada taagan wiilashii afka duubnaa ee alshabaab oo sita calankii madoobaa ee ay caanka ku ahaayeen,sida la xaqiijiyey waa ciidan aad u xoogan waxa galabta la waregay magaalada Dhamaajaaleey ee hoos timaada magaalada gaarisa.
Maadaama hada ay tahay xili habeen ah oo ay magaaladaas gacanta ku hayaan ururka alshabaab lama oga waxa xigi doona ama tilaabo ah oo ay qaadi doonto dawlada Kenya.