Page 1 of 3

Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 5:40 am
by MarsinQorahay
Image
Kismaayo: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan Iyo Waftigii DF oo Kismaayo galay.

29 May 2013

(Ogadentoday Presss)- Wararka aan ka helayno Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Iyo Wafti uu Hogaaminayo ay booqonayaan Gobalka Gedo.

Safarkan ayaa noqon doono midkii oogu horeeyay ee Madaxwaynuhu uu ku tago Gedo.

Dhanka Kalle, Wadda haddal dheer oo dhex-maray Waftiga Dowladda Iyo Maamulka Jubbaland ayaa la isla af-gartay in Wafuudu Dowladdu galaan Magaaladda.

Waftigan oo ka mid yihin Wasiiro ayaa muddo Afar habeen ah u hoyday Garoonka Magaaladda Kismaayo.

La soco wararka ka soo kordha Caawo.

Ogadentoday Press
:stylin:

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 5:40 am
by MarsinQorahay

Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag ayaa u socdaali Do

Posted: Wed May 29, 2013 7:13 am
by MarsinQorahay
Image

Madaxweyne Xigeenka Jubbaland State of Somalia Gen C/laahi Sh Ismaaciil ayaa laf ahaantiisa ka soo jeeda gobolka Gedo, waxaana ay warar lagu kalsoonaan karo oo si aad ah ugu dhaw-dhaw Madaxweyne xigeenka sheegayaan in xubno sare oo ka socda IGAD, Saraakiil Sare oo ka tirsan Dowladdaha deriska iyo Taageerayaasha Jubbaland State ay dhawaan u soo ambabixi doonaan Gobolka Gedo, si loo gaarsiiyo maamulka Jubbaland State of Somalia, loona habeeyo maamulka gobolka oo ay dowladda Muqdisho faraha kula jirto.
Socdaalkaan oo lagu sheegay mid lagu dhisi doono maamulka deegaanka Gedo ee Dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana uu noqon doono mid lagala tashado dadka deegaanka Odayo dhaqameedyada, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo dadka caqliga u saaxiibka ah ee ku haray gobolka Gedo.

halkaan kala soco wararka xaqiiqada ah ee dowladda Jubbaland State.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 9:08 am
by Sheikh Mustafa
Allah hanugu hanuuniyo wixii Kheir noogu jiro asagaa garanaayo. Aaamiin.


Aakhiro Qabiil iyo maamul qofna madifaacaayo. Qof walbo asaga oo keligiisa oo qaawan ayuu allah hortagayaah. Majirto Maamul goboleedyo aakhiro.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 9:30 am
by grandpakhalif
Sheikh Mustafa wrote:Allah hanugu hanuuniyo wixii Kheir noogu jiro asagaa garanaayo. Aaamiin.


Aakhiro Qabiil iyo maamul qofna madifaacaayo. Qof walbo asaga oo keligiisa oo qaawan ayuu allah hortagayaah. Majirto Maamul goboleedyo aakhiro.
Aamiin.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 11:10 am
by SultanOrder
Fat chance he will go to gedo, he is not wanted nor recognized. Our president is Barre Hiraale.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 11:16 am
by MarsinQorahay
And what will happend if he goes there

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:40 pm
by BigBreak
marehan owns caghdeer if reality is to be assessed

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:44 pm
by MarsinQorahay
superlander wrote:marehan owns caghdeer if reality is to be assessed
tell that to your donkey's ass.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:48 pm
by Nomand
MarsinQorahay wrote:And what will happend if he goes there
Ahmed madoobe can come to gedo but only as a regular citizen and not as a president. The governor and the people of gedo recognise Barre hiiraale as the only legitimate president. He will be arrested on sight and charged with imitating as the "president" of jubbaland.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:50 pm
by MarsinQorahay
On sight? LMFAO so will Barre hiiraale if anybody touches the president of JL.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:52 pm
by qoraxeey
MarsinQorahay wrote:Image
Kismaayo: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan Iyo Waftigii DF oo Kismaayo galay.

29 May 2013

(Ogadentoday Presss)- Wararka aan ka helayno Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Iyo Wafti uu Hogaaminayo ay booqonayaan Gobalka Gedo.

Safarkan ayaa noqon doono midkii oogu horeeyay ee Madaxwaynuhu uu ku tago Gedo.

Dhanka Kalle, Wadda haddal dheer oo dhex-maray Waftiga Dowladda Iyo Maamulka Jubbaland ayaa la isla af-gartay in Wafuudu Dowladdu galaan Magaaladda.

Waftigan oo ka mid yihin Wasiiro ayaa muddo Afar habeen ah u hoyday Garoonka Magaaladda Kismaayo.

La soco wararka ka soo kordha Caawo.

Ogadentoday Press
:stylin:


Welcome welcome :clap: :clap:


Our dear darood brother and somali brother ... Welcome to Gedo :som: :clap:

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:55 pm
by Nomand
MarsinQorahay wrote:On sight? LMFAO so will Barre hiiraale if anybody touches the president of JL.
President Barre has more than 2500 men in kismaayo. No one can arrest him. But if imposter madoobe goes to gedo he will go without raas kambooni militia, but the people of gedo will welcome him if he renounces his false title.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:57 pm
by metamorphosis
It is his duty as the president of jubbaland to travel across jubbaland. Middle jubba will be next.

Re: Axmed Madoobe oo Gedo ku Jawahan

Posted: Wed May 29, 2013 12:59 pm
by qoraxeey
I Think uncle Hiiraale and Mr Madoowe should work together ..... forgive and forget :som: