sierra leone troops arrive in kismayo
Moderator: Moderators
sierra leone troops arrive in kismayo
Also small number of them have arrived in the capital today, amissom commander has said they are heading kismay too.
I guess the state officials will not have any more security problems.
Ciidamo ka socda dowladda Sierra Leone oo gaaray Kismaayo
Sabti, June 01, 2013(HOL) :-Waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray ciidamo ka socda dowladda Sierra Leone oo iyagu qeyb ka ah howlgalka AMISOM ay ka wado Soomaaliya, waxaana ciidamadani oo sitay gaadiidka dagaalka iyo kuwa ciidamada daabula ay kasoo dageen marsadda caalamiga ah ee magaalada Kismaayo.
Ciidamadan oo ku qalbeeysnaa hubka noocyadiisa kala duwan, taangiyo iyo gaadiidka ciidamada daabula ayaa maanta lagu arkayay qeybo katirsan magaalada, waxaana markii ay ciidamadu soo dageen ay fariisimo ka sameysteen garoonka diyaaradaha iyo saldhigyada dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugan Kismaayo ayaa HOL u xaqiijiyay in ciidamadani ay hordhac u yihiin askar ka socota dowladda Sierra Leone oo la filayo in ay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada, waxaana ilaa imika cadeyn tirada rasmiga ah ee ciidamada hadda yimid.
Sidoo kale cutubyo ka tirsan ciidamada ka socda dowladda Sierra Leone ayaa todobaadyo kahor la geeyay deegaanada ku yaal galbeedka gobolka J/hoose, waxaana goobaha ay imika ku suganyihiin ka mid ah deegaanada Dhoobleey iyo Qooqaani.
Dowladda Sierra Leone ayaa qeyb ka ah wadamada Afrika ee ciidamada usoo diray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada ka socda dalalka Uganda, Brundi, Kenya, Jabuuti iyo Nigeria ee ku sugan dalka Soomaaliya islamarkaana dagaalka kula jira xarakada Al-shabaab oo iyadu si weyn uga soo horjeedda dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
If by that you mean they will not have any impediments to carry out Hassan Sheikhs destabilising mission...think again.
J/Land security apparatus will not tolerate any anti-peace elements.
J/Land security apparatus will not tolerate any anti-peace elements.
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
What jubbaland? How would you stop amisom tanks with hassan sheekh orders?
The claim that raskambooni have let the state officials in after an understanding between them is a big lie. Basically they spent 4 nights at the airport bc KDF said they can't keep their security, when they said this, madoobe troops have gotten closer to the door... They got threatened with a motion, AU...until they removed raskamboni from their way.
Think just one thing my friend... Who does amisom recognises? hassan sheekh or sheekh madoobe? Its hassan sheekh
Does KDF recognises sheekh madoobe? Its No. Then where your power comes from? Give me a figures and numbers.
The claim that raskambooni have let the state officials in after an understanding between them is a big lie. Basically they spent 4 nights at the airport bc KDF said they can't keep their security, when they said this, madoobe troops have gotten closer to the door... They got threatened with a motion, AU...until they removed raskamboni from their way.
Think just one thing my friend... Who does amisom recognises? hassan sheekh or sheekh madoobe? Its hassan sheekh
Does KDF recognises sheekh madoobe? Its No. Then where your power comes from? Give me a figures and numbers.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
We all know Hassan Sheikh is powerless in Kismayo.
J/Land is in full control of the city.

J/Land is in full control of the city.

Re: sierra leone troops arrive in kismayo
And he hadn't power in xamar back then.
Give him some weeks with these tanks.
You have seen fiqi saying in kismaayo hubka soo wareejiya!

- Xiis1928
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1036
- Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
- Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
Hide the women and children. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
So the tanks will bypass Al Shabaab Baraawe and proceed towards already liberated Kismayo.
As each day passes the Govt tribal agenda becomes clearer.
As each day passes the Govt tribal agenda becomes clearer.
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
Wtf your talking about? The tanks are already in kismayo and will align themselves with the govts policy. Tell me how can you stop them?original dervish wrote:So the tanks will bypass Al Shabaab Baraawe and proceed towards already liberated Kismayo.
As each day passes the Govt tribal agenda becomes clearer.
The sierra leone troops who arrived in mogadisho and were welcomed by the amisom commander are the same troops who arrived in kismayo through the port.
Last edited by sahal80 on Sat Jun 01, 2013 2:10 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
they are nothing without kenya, one small batallion of 800 soldiers will not achieve anything.
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
They are enough to help the govt do its job. Let kenya fight...grandpakhalif wrote:they are nothing without kenya, one small batallion of 800 soldiers will not achieve anything.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
What exactly is the Govts job?
Sahal your making yourself look foolish with all those wrong predictions.
Your president will never have any influence over Kismayo.
Sahal your making yourself look foolish with all those wrong predictions.

Your president will never have any influence over Kismayo.
Re: sierra leone troops arrive in kismayo
I'm just analazing the politics but generally im only interested in the govts policies. Yes Incline to the govt but I don't accept falsehood and have my own critical remarks.original dervish wrote:What exactly is the Govts job?
Sahal your making yourself look foolish with all those wrong predictions.
Your president will never have any influence over Kismayo.
According to the kismaayonews, the professor gandhi was arguing during his meeting with the AU representative that the amisom has no obligation to provide protection to the state officials apart from the president, the speaker and the pm and that he has taken/accepted his point. I don't know how this can be true when in other regions they are providing protection for the governors and the visiting state members but, if this comes to realisation things can be different but now officially they are aligned with the govt according to their spokesperson.
http://kismaayonews.com/2013/06/01/gaan ... -ilaaliso/
As for the govt, here is fiqi welcoming them in kismayo, it says they are installing local police... Btw some sources are saying they are 200 to be added more in the coming days.
Illaa boqol askar ka socota dalka Sierre Leone oo ah Police ayaa la geeyey Kismaayo, waxayna ka galeen dhanka xeebta, iyaga oo kolkii hore dayuurad lagu geeyey Kismaayo.
Sidii ay KismaayoNews horey u tabiseyba, waxaa xeebdaab dhagax shub ah loo dhisey saldhigga police-ka Kismaayo, halkaasi oo noqon doonta xarunta ciidamadda Police-ka, waxayna la shaqayn doonaan Police-ka Kismaayo oo aysan wali kala cadayn qaabka ay ku imanayaan.
Warar aan helney waxa ay sheegayaan in wasiirka gaashaandhigga Cabdxakiim Fiqi uu soo dhaweeyey ciidanka cusub, islamarkaasina kulan la yeeshey, tahayna sababta uu ugu nagaaday magaalada Kismaayo xili ay Xamar ku laabteen waftigii kale ee la socday.
Qeyb kale oo ciidamadda Sierre Leone ka tirsan ayaa ku sugan gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan degmada Afmadoow, waxaana jira warar aanan la xaqiijinin oo ka hadlaya in ay ku wajahanyihiin magaalada Bu’aalle.
KismaayoNews.com
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 827 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 8 Replies
- 1353 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 12 Replies
- 1361 Views
-
Last post by Forex
-
- 2 Replies
- 850 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 1020 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 71 Replies
- 6196 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by newsbot
-
- 3 Replies
- 581 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 29 Replies
- 3147 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 5 Replies
- 1097 Views
-
Last post by hydrogen