Woman Calls 911

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Woman Calls 911

Post by Daff »

Asks Police For Help Getting Refund From Her Drug Dealer :lol: :lol:
After handing over her last $50 to a drug dealer for cocaine and marijuana, a Florida woman suffering from buyer’s remorse called 911 and asked cops for help in securing a refund.

Katrina Tisdale, 47, explained to St. Petersburg police that she would be penniless until her next Social Security disability check arrived. Hence the pressing need to recover her $50 from the unnamed narcotics salesman.

Despite Tisdale’s explanation for her two calls to 911 Monday evening, officers arrested her for misusing the police emergency system. Seen in the above mug shot, Tisdale was booked into the Pinellas County jail, where she is being held on $100 bond.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Woman Calls 911

Post by FarhanYare »

:lol: i think this one takes the cake:

:damn:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Woman Calls 911

Post by Lamagoodle »

:damn: This face is funny!

Daf iyo miriq ii waran saaxib? Daf iyo miriqdaada waa la waayey beryahaan
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: Woman Calls 911

Post by Daff »

LamaG nabad sxb, salaan sare. mar mar waa soo guureeyaa, markey taqsiinta iigu jirto. You were MIA for a while, ma mid iskoronyo ah aa ku heshay :lol:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Woman Calls 911

Post by Lamagoodle »

DafIyoMiriq wrote:LamaG nabad sxb, salaan sare. mar mar waa soo guureeyaa, markey taqsiinta iigu jirto. You were MIA for a while, ma mid iskoronyo ah aa ku heshay :lol:
LOL@@@@@@ iskoronyo.
Maya saaxib shaqo ayaan u aadey meel fog dhowr bilood. Kaddibna fasax dheer ayaan qaatay.

Taqsiin aa? Meeshaad degantahay ma laga helaa caleenta ish calaada? Mid kuu gogosha ma ku ag joogtaa?
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: Woman Calls 911

Post by Daff »

Waa la helaa, thanks to FedEx and DHL Alow dhowr...taqsiin bilaa gogol abaar waaye..enjoy ur time off sxb waa loo baahan yahay.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Woman Calls 911

Post by Lamagoodle »

Dafiyomiriq,
Ayaan dhexdaasi ayaan sab tagay. Ninkoo badmaax ah ayaa waxuu ii sheegay sheekadaan;

Ni aan weligiisa qaad cunin oo reer bilaajo ayaa wuxuu markabkiisa ku soo xirtay Berbera. Markaasi ayuu wuxuu is yiri bal ninyahow reer magaal iska dhigoo oo qaad cun. Laba marduuf ayuu soo gatay oo wuxuu yimid meel marfash ah.

Foox iyo heeso lilaaw ayaa meesha ka baxaayey.

Markuu soo fadhistay ayuu wuxuu arkay dad mar kaste foox ku shubaayey idinka oo dhahaayey "salaa caala nabi"; ninkii reer bilaajo ahaa wuxuu is yiri war meeshaan waaba meel fiican oo nabiga lagu saliyo

Wuu baxay wuxuu soo gatay 2 kiilo oo foox ah.

Markuu yimid wuxuu dhowr mar gacan buuxda oo foox ku shubey idinka asagoo dhehaay SALAA CALAA NABI.

Niminkii kale waay is fiiriyeen.

Mid ayaa la soo boodaay; war yaahe wax ku haaya waa wax weyn oo ama dakhtar u tag ama musqusha aad.

Kii reer bilaajo intuu soo booday ayuu wuxuu yiri; maxaa dhacayna; nabiga unbaan ku salinaaye.

Nin kale ayaa soo boodey; war dee salaa calaa nabiga iyo fooxa dhuusadaan ku qarinaa... ee waxaagu dhuuso ka weyn

Apparently, the bilaajo guy did not understand that the foox and the shanting of salaa calaa nabi was intended to conceal the sound and odour of the dhuuso.
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: Woman Calls 911

Post by Daff »

Lamgoodle wrote:Dafiyomiriq,
Ayaan dhexdaasi ayaan sab tagay. Ninkoo badmaax ah ayaa waxuu ii sheegay sheekadaan;

Ni aan weligiisa qaad cunin oo reer bilaajo ayaa wuxuu markabkiisa ku soo xirtay Berbera. Markaasi ayuu wuxuu is yiri bal ninyahow reer magaal iska dhigoo oo qaad cun. Laba marduuf ayuu soo gatay oo wuxuu yimid meel marfash ah.

Foox iyo heeso lilaaw ayaa meesha ka baxaayey.

Markuu soo fadhistay ayuu wuxuu arkay dad mar kaste foox ku shubaayey idinka oo dhahaayey "salaa caala nabi"; ninkii reer bilaajo ahaa wuxuu is yiri war meeshaan waaba meel fiican oo nabiga lagu saliyo

Wuu baxay wuxuu soo gatay 2 kiilo oo foox ah.

Markuu yimid wuxuu dhowr mar gacan buuxda oo foox ku shubey idinka asagoo dhehaay SALAA CALAA NABI.

Niminkii kale waay is fiiriyeen.

Mid ayaa la soo boodaay; war yaahe wax ku haaya waa wax weyn oo ama dakhtar u tag ama musqusha aad.

Kii reer bilaajo intuu soo booday ayuu wuxuu yiri; maxaa dhacayna; nabiga unbaan ku salinaaye.

Nin kale ayaa soo boodey; war dee salaa calaa nabiga iyo fooxa dhuusadaan ku qarinaa... ee waxaagu dhuuso ka weyn
:russ: reer xamar iyo reer waqooyi maxaa kala heysto.. :lol:

I was telling my barawani friend today, see camal Lamagood layaashi aa meel fariiso dhahdeen. Waayeelkeena xitaa waa cunaan kulahaa...
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Woman Calls 911

Post by Lamagoodle »

Aniga ma cuni jaad. Waa cuni lahaa haddii sidii hore loo cuni lahaa ; naag dirac ama mara alindhi soo xirato oo ii gogosho oo agteeyda soo fadhiisato oo bidaarta iga salaaxda, foox uunsi ka baxaay iyo muyuusig lilalaaw.

Markaad marqaantid subito siyaasada ma kugu soo degtaa?
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Woman Calls 911

Post by Rabshoole »

:wtf: :Heh:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”