13 MPs from Kenya host dinner for President Farole

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

13 MPs from Kenya host dinner for President Farole

Post by Guul13 »

1- Hon. ( Dr) Maxamad Daahiye Ducaale
2- Hon. Ilyaas Barre Shiile ( Chairman)
3- Hon. Maxamad Mukhtar Sheediye
4- Hon. Shukran Xuseen Gune
5- Hon. Ahmad Ibrahim Cabas
6- Hon. Mohamad Cabdulahi Diriye
7- Hon. Adan Barre Ducaale
8- Hon. Abdirahman Ali Hasan
9- Hon. Abdinur Maxamad Cali
10 Hon. Yusuf Xaaji
11- Hon- Bakar Ogle
12- Hon. Cabdulqaadir Adan
13- Hon. Yusuf Xasan

Image
Madaxweyne Farole, Xildhibaan Adan Barre Ducaale Majority house leader"& Ilkajir

Image
Shukria Hasan Guure Barlamanka Kenya " Gaarisa"

Image
Yusuf Hasan " Nairobi Xafada Islii"

Image
Madaxweyne Farole, Yusuf Xasan iyo Xildhibaano kale.

Image
Xildhibaan colow aqalka sare ee Kenya

Image
Xildhibaan Shadiye Barlamanka kenya

Image
Madaxweyne Farole & Xildhiban Ilyaas Shiil

Image
Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Kenya & ganacsato


Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo weli booqasho ku jooga dalka Nairobi ayaa caawa 5 June, 2013 ka qayb galey casho sharaf ay soo qaban qaabiyeen xildhibaanada Somalida ee ka tirsan Barlamanka Kenya.

Xildhibanadaan ayaa kasoo galey Barlamanka Kenya gobolada Woqoyiga ee dadka Somalidu dagaan.

Mudanayaashaan oo tiradoodu aheyd 13 mudane kuwaasoo isugu jirey aqalka sare iyo kan hoose ayaa muuiyey tageerada ay u hayaan Madaxweynaha Puntland iyo doorkiisa hogaamineed ee arrimaha Somalia gaar ahaan Jubbaland.

Casho sharaftaan ayaa waxaa dhinaca kale ku sugnaa ganacsatada Somalida Kenya kuwaas oo fadhigoodu yahay magaalada Nairobi.

Kulankaan ayaa waxaa hadal ka jeediyey mudanayaal uu ka mid ahaa Hon. Adan Barre Duale ( Majority House leader) isaga oo sheegey in wadanka Kenya ku soo dhoweynayaan Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud ayaa kulankaan hadal kooban ka jediyey isaga oo u mahad celiyey xildhibaanada Somalida Kenya iyo dowlada sida diiran ee loogu soo dhoweeyey Nairobi.

Mudane Farole ayaa sidoo kale ka warbixiyey xaalada guud ee Somalia iyo Puntland isaga oo xusey baahida loo qabo in lagu dhaqmo Dastuurka Somalia.

Mudanayaasha kasoo qayb galey casho sharaftaan ayaa ka koobnaa:
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: 13 MPs from Kenya host dinner for President Farole

Post by xaliye123 »

The Royal familyga mesha isku baranaya miyaa tolow.
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: 13 MPs from Kenya host dinner for President Farole

Post by hydrogen »

For someone who looks an Egyptian cat, Faroole is pretty stupid.
User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: 13 MPs from Kenya host dinner for President Farole

Post by Guul13 »

xaliye123 wrote:The Royal familyga mesha isku baranaya miyaa tolow.
:stylin:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: 13 MPs from Kenya host dinner for President Farole

Post by AhlulbaytSoldier »

Pirates meeting.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”