Hadalkaan waa kohor kulankoodii kadhacay hotelka uu hassan sheekh dagan yahay.
Dabcan saa hore usheegney hassan sheekh arinta jubooyinka ee uu ujoogey kenya maalmahan uu dhinac isaga dhigey oo hadda masuuliyiinta kenya ayaa ahmed madoobe uyeeraya si uu u aqbalo waxeey labada madaxweene gaareen taas ooy kujirto in meesha maamul ka jirin ama uusan sifo rasmi ah laheen.
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisoow” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo madaxweynaha dalka Kenya Uhurra Kenyatta ayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid ahayeen xoojinta xiriirka labada dal, dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliya.
"Mar waxlaga weydiiyay Madaxweynaha in uu madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi kala hadlayo arrimaha Jubbooyinka ayaa waxa uu yiri.
“Puntland waa maamul goboleed ka tirsan Soomaaliya madaxweynaha Puntland mas’uul kama ahan arrimaha Jubbooyinka dowladda ayaana mas’uul ka ah Jubbooyinka waxa ayna iclaamisay shir looga hadlayo maamul u sameynta Jubboyinka ee madaxweynaha waxa uu Faroole kala hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka Puntland"

Somali FM was there too
6 June 2013 – While welcoming recent progress in Somalia, the Security Council today recognized that gains in security and other sectors ‘remain fragile’ and urged the international community to support the efforts of the Somali Government to tackle outstanding issues vital for the country’s long-term stability.
In a statement adopted at a meeting on Somalia chaired by Mark Simmonds, Parliamentary Under Secretary of State at the Foreign & Commonwealth Office of the United Kingdom, which holds the Council’s presidency for the month, the 15-member body underlined the importance of international support to the Somali Federal Government in building a professional, accountable and capable security force as part of a comprehensive approach to security sector reform.
The Council also reiterated the importance of the Government addressing outstanding issues, such as political reconciliation, development of a federal system, the constitutional review and subsequent referendum process, and preparations for elections in 2016. The Council also reiterated its call for the full inclusion of women in all political process
ocratically-elected Government.
“Eight months since its formation, the Federal Government of Somalia has established its political programme and presented plans for stabilization and peace-building,”
Mr. Eliasson noted, but added that recent tensions in Kismayo
“While there have so far been no reports of military confrontation, the situation remains volatile,” Mr. Eliasson said, adding that Somalia will need the support of its partners and neighbours to maintain stability the country.
“There is agreement that a strong and stable Somalia is in the interests of all. This recognition should guide regional efforts to address outstanding issues and potential sources of friction.”