BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Moderator: Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Dagaal xoog leh ayaa mar kale goor dhow dib uga qarxay magaalada Kismaayo, iyadoo Ciidamada Raaskambooni ay qaadeen weerarka, waxaana dagaalka uu yahay mid la isku adeegsanadyo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan madaafiicda.
Dagaalka ayaa ka socda Via Afmadow ee Xaafada Calanley, waxaana uu ka culus yahay dagaalkii shalay, iyadoo ciidamo fara badan oo dhinacyada dagaalamaya ay saakay oo dhan abaabulo xoog leh magaalada ka wadeen.
Wararka ayaa sheegaya in magaalada oo markii hore ay kala qeybsaneyd haatan u muuqata mid dhinacyada dagaalamaya ay doonayaan inay meesha ka saaraan dhinaca kale, waxaana adag in la ogaado qasaaraha rasmiga ee uu dagaalka socda geysanayo.
Maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa daaraha dhaa-dheer ee magaalada saartay qoryaha daran dooriga u dhaca, waxaana taasi keentay in xiisada ay sii xoojisay.
Dadaalo saaka magaalada ka socda oo la doonayay in dhinacyada dagaalamaya lagu kala qaado ayaa fashilmay, iyadoo Ciidamada AMISOM oo markii hore soo fara geliyay dagaalka la sheegay in ciidamadooda ka saareen bartamaha magaalada.
Warar qaar ayaa sheegaya in dhinacyada ka soo horjeeda Axmed Madoobe ee ku dhawaaqay inay Madaxweynayaal yihiin ay dagaalka ku mideysan yihiin.
Goor sii horeysay ayaa war ka soo baxay Afhayeenka Maamulka KMG C/naasir Seeraar uu ku sheegay in maanta soo gaba gabeynayaan dagaalka, ayna meel saarayaan dhinacyada ka soo horjeeda.
Saakay ayaa ciidamo iyo gaadiid dagaal taageersan Axmed Madoobe oo ka yimid dhinaca deegaanka Taabto lagu rasaaseeyay duleedka magaalada, inkastoo ciidamadaas aanay wax qasaare ah soo gaarin, waana tan keentay in xiisada ay sii kacdo.
La soco wixii ku soo kordha.
http://jowhar.com/news.php?readmore=290

Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Kismaayo(RBC Radio) Dagaal toos ah ayaa saaka mar kale ka bilowday xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee xatunta gobolka Jubada hoose wararka u daneeyey ee xiligan naga soo gaara ayaa tilmaamay in dagaalku uu xiligan si toos ah uga socdo xaafada Guulwade iyo Dalcadda ee magaalada Kismaayo.
Dhinacyada dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya hubka culus ee madaafiicdu ku jirto waxaana lasoo sheegayaa in meelo kamid ah magaalada ay ku dheceen madaafiic habow ah,wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka oo bilowday daqiiqado ka hor.
Dagaalka ayaa u dhexeeya dhinacyadii shalay dagaalamay ee Iftiin Axmed Baatso oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland iyo ciidamada maamulka Axmed Madoobe ee Jubaland,ma jirto cid waan-waan ka dhex wadda dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Kismaayo,ciidamada Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan magaalada ayaa lasoo sheegayaa iney ku sugan yihiin difaacyada ay ku leeyihiin magaalada.
Wixii war ah ee kusoo kordha dagaalka Kismaayo iyo Khasaaraha ka dhasha dagaala iminka ka soconaya magaaladaas kala soco warbaahinta Raxanreeb.
Dhinacyada dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya hubka culus ee madaafiicdu ku jirto waxaana lasoo sheegayaa in meelo kamid ah magaalada ay ku dheceen madaafiic habow ah,wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka oo bilowday daqiiqado ka hor.
Dagaalka ayaa u dhexeeya dhinacyadii shalay dagaalamay ee Iftiin Axmed Baatso oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland iyo ciidamada maamulka Axmed Madoobe ee Jubaland,ma jirto cid waan-waan ka dhex wadda dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Kismaayo,ciidamada Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan magaalada ayaa lasoo sheegayaa iney ku sugan yihiin difaacyada ay ku leeyihiin magaalada.
Wixii war ah ee kusoo kordha dagaalka Kismaayo iyo Khasaaraha ka dhasha dagaala iminka ka soconaya magaaladaas kala soco warbaahinta Raxanreeb.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
raaskibakis will get their ass whopped for the thulm they started Guul beesha cawrmaleh 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
You don`t see anybody celebrating when Al Shabaab launch attacks in Xamar.
This is the profound difference between you and I.
We are working towards an open, peaceful and developed society, while you cling to your primitive culture.
The people of J/Land will overcome Hassan Sheikhs mercenary provocations and succeed insha`llah.
Put that in your moryaan pipe and smoke it.

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Look at the weakness of GumaysiKalkaalka. The hawiye subclans who lives in Kismaayo did not even enter the war, neither did marexaan.
When they do enter the war it would be only finishing the wounded traitors off. It seems like Cawramale can take on them kkkkkk
Where is mj to their(cagdheer)rescue?
Or are they like the hypocrites from Madina who promised their jewish friends to help them when things gets tough, yet when things actually gets tough no one saw munafiqiin army trying to help their jewish friends.
MJ are telling cagdheer: In maamul we share things with you, no fuck that you become our puppetmaamul, but in war you are alone.

Budhacii Kismaayo noqotay wax la dili (15 Dhimasho ah), 30 is dhiibtay, 75 hubka dhigay, Iyo Wasiirka Budhcada Fiqi oo Garoonka aaday kana dalbaday Ciidamada Kenya inay ilaaliyaan Madaxwaynihi Soomaaliya oo aad arrintaa Kismaayo ka socota ku fashilmay!
AUN to the departed
AUN to the departed
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
It looks like GEN. Fartaag led operations has led to disbursement of tribal militia being collected by Fiqi.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Latest sources are telling us that Traitors Murtaddiinta Raskambooni were chased away from the city. As far as 20 thugs killed from their side.
A good day for the somali people.

A good day for the somali people.

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Takfiiri Hutu, this would be a good dose of reality to Culusow whose govt. continued to influx militia into the city knowing full well there was no political understanding between him & Jubalaand.
Now the same Kenya they were accusing of aiding Jubalaand is guarding them. Fiqi ran to the airport, along with his militia in the hope Kenyan AMISOM will protect them.
Now the same Kenya they were accusing of aiding Jubalaand is guarding them. Fiqi ran to the airport, along with his militia in the hope Kenyan AMISOM will protect them.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
He should be liquidated immediately as a warning to other would be trouble makers on the HAG payroll.
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
In the Ethiopian invasion of Xamar, I remember many people jumping in joy when thousands of what I thought were their compatriots were being slaughtered.original dervish wrote:You don`t see anybody celebrating when Al Shabaab launch attacks in Xamar.
This is the profound difference between you and I.
We are working towards an open, peaceful and developed society, while you cling to your primitive culture.
The people of J/Land will overcome Hassan Sheikhs mercenary provocations and succeed insha`llah.
Put that in your moryaan pipe and smoke it.![]()
![]()
Anyways, we hope Kismayo stays peaceful. Only innocent people get affected at the end of the day.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Don`t be so dishonest......you wish for nothing but death and destruction on the people of Kismayo.
Hassan Sheikhs dastardly plans will fail yet again.
The people of J/Land are resolute and steadfast.
They will not be denied their rights by this moryaan dominated Govt.

Hassan Sheikhs dastardly plans will fail yet again.
The people of J/Land are resolute and steadfast.
They will not be denied their rights by this moryaan dominated Govt.

Re: BREAKING NEWS: Heavy fightings in Kismayu again
Iftiin Xasan Baasto
Maanta waalagu qadeeyey (Baasto).... kiii fiqi ahaa ....asagoo macawiis xiran ayaa lala cararey ...to the Airport....

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1134 Views
-
Last post by Marques
-
- 19 Replies
- 2167 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 19 Replies
- 107 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 22 Replies
- 1818 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 18 Replies
- 1891 Views
-
Last post by Nubis
-
- 37 Replies
- 2976 Views
-
Last post by zidane88
-
- 24 Replies
- 2366 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 1 Replies
- 501 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 26 Replies
- 1484 Views
-
Last post by The_Emperior5