Macalin Maxamed” Wasiirka Gaashandhiga wa fulay "

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Macalin Maxamed” Wasiirka Gaashandhiga wa fulay "

Post by EEGA9 »

Macalin Maxamed takes down Defence Minister Fiqi. Too funny :lol: :lol: :lol:

http://kismaayo24.net/wp-content/upload ... 888888.wma (Listen)

Image


udomiyihii Shirweynihii Jubbaland Macalin Maxamad Ibrahiim ayaa waxaa uu manta ka warbixiyay Dagaaladi ka dhacay Kismaayo waxaana uu sheegay in dagaaladaasi ay ka danbeyeen Dowlada Somalia iyo Kooxda Al-shabaab.

Macalin maxamed ayaa waxaa kale oo uu sheegay in waxaa dhacay uu si qaas ah uga danbeyo wasirka gaashandhiga Somalia Cabdikariin Fiqi.

“Ader Wasiirka gaashandhiga oo aan mudo nabad ugu baqaynay iyo in uu joojiyo Abaabulka dagaal ayaa manta marki ay xabadu mudo socotay waxaa soo wajahay baqdin waxaana uu u yertay Ciidamada Amisom si ay u garsiyaan garoonka diyaaradaha ee Kismaayo si uu muqdisho ugu dhoofo ayu yiri Macalin Maxamed.

Wasiirku waa fulay waxaa uu u adkaysan wayay xabad socotay saacaado waxaana la yabanahay sida logu aminay difaacida wadanka oo dhan ninka manta uu adkaysan wayay xabada kismaayo ka dhacaysa waliba asago ku jira gawaari qufulan ayu intaasi ku daray Macalin maxamed .
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Macalin Maxamed” Wasiirka Gaashandhiga wa fulay "

Post by Colonel »

Wasiirku waa fulay waxaa uu u adkaysan wayay xabad socotay saacaado waxaana la yabanahay sida logu aminay difaacida wadanka oo dhan ninka manta uu adkaysan wayay xabada kismaayo ka dhacaysa waliba asago ku jira gawaari qufulan ayu intaasi ku daray Macalin maxamed .
:pac:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Macalin Maxamed” Wasiirka Gaashandhiga wa fulay "

Post by EEGA9 »

"Waa Jubbaland oo difaacaysa karaamadeeda iyo ninka Gaashaandhiga lagu sheegahayo ee fulayga ee cararay oo is hayay buu ahaa, waxaa fiicnaan lahayd inuu maalmo adkeysto, Soomali bay ceeb ku tahay in hal gelin wasiirka gaashaandhigu inuu ku cararo" :lol: :lol: :lol:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Macalin Maxamed” Wasiirka Gaashandhiga wa fulay "

Post by quark »

Colonel wrote:
Wasiirku waa fulay waxaa uu u adkaysan wayay xabad socotay saacaado waxaana la yabanahay sida logu aminay difaacida wadanka oo dhan ninka manta uu adkaysan wayay xabada kismaayo ka dhacaysa waliba asago ku jira gawaari qufulan ayu intaasi ku daray Macalin maxamed .
:pac:
:dead:
User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Macalin Maxamed” Wasiirka Gaashandhiga wa fulay "

Post by Guul13 »

Gonzo was chased to the airport in his macawiis :lol: :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”