Study Skills

Fahamka Diinta Islaamka

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Study Skills

Post by Maandhow »

Kitaabkan waxaa loo akhrin jiray ardayda soomaaliya joogta intaysan u guda gelin barashada diinta. sababtoo ah qofka haddii uu iska dadaalo, laakiin aan fahmin jidka loo maraayo cilmiga, meel dheer ma gaaro, faa-iido iyo miro dhalna kama helo, marka ugu danbaysana waxaa ku dhaca niyad jab. sidaas darteed kitaabkan Tacliimul mutacalim waa muhiim.

Sidoo kale waxaa jira kitaab kale oo la yiraahdo Xilyatul dhaalibul cilmi(qofka ardayga ah waxa uu isku qurxin lahaay) waxaa sharxay Sheikh Maxamed Saalax Cusaymeen waa kitaab study skills ah oo aad fiican.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - Understanding Islam”